DEG : DEG | Qarax ismiidaamin ah oo AS ku qaaday Xeebta Liido ee Muqdisho & weerar socda.

DEG : DEG | Qarax ismiidaamin ah oo AS ku qaaday Xeebta Liido ee Muqdisho & weerar socda.

Muqdisho (Raxanreeb )-Qarax ayaa ka dhacay Xeebta,meel aan ka fogeyn Hotelka Beach View,waxaana la sheegay in uu fuliyay Qaraxa qof isku soo xiray Walxaha Qarxa.

Qarax kadib waxaa la maqlay rasaas iyo Qaraxyo Bambaanooyin loo maleynayo.

Warar ayaa sheegaya in kooxo ohubeysan ay gudaha u galeen Hotelka Beach View,iyado Dhaawacyo laga soo saaray Hotelka sido kalena kale ay jiraan Dad laga soo badbaadiyay Hotelka la Weeraray.

Dadkii caawa ku nasanayay Xeebta Liido ayaa lagu soo waramayaa in uu saameeeyay Weerarka,waxaana jira qasaaro dhimasho iyo dhaawac.

Leave a Reply

Your email address will not be published.