Dhalinyaradii loo heystay dilkii Muqdisho loogu geystay Cabdinaasir Dahable oo la siidaayay

Dhalinyaradii loo heystay dilkii Muqdisho loogu geystay Cabdinaasir Dahable oo la siidaayay

Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xaqiijyay in lasii daayay dhalinyaro kasoo jeeda gobolada Waqooyi oo lagu tuhmay dilka AUN C/naasir Daahir Dahable.

Dhallinyarada ayaa la shaqeynayay markuumka oo ka tirsanaa Hay,adda duulista rayidka maalmo ka hor ayaana lasii daayay.

AUN C/naasir Daahir Dahable ayaa meydkiisa laga helay guriga ku yaalla aga gaarka garoonka Aadan Cade 19-kii February ee 2024.

Xildhibaan Mahdi Guuleed ayaa sidoo kale sheegay in xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka laga sugayo natiijada baariska Kiiskaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.