Guddoomiyaha Howlwadaag oo xafiiskiisa kuqaabilay xubno katirsan Hay’adda Aqoonsiga

Guddoomiyaha Howlwadaag oo  xafiiskiisa kuqaabilay xubno katirsan Hay’adda Aqoonsiga

Muqdisho (Raxanreeb) – Masuuliyiintan ka socotay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka ee (NIRA) ayaa maanta kulan wadatashi ah la yeeshay maamulka degmada Howlwadaag ee uu hoggaamiyo Guddoomiye Bashiir Cabdi Maxamed Xoosh.

Kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd sidii xarunta degmada Howlwadaag ee Gobolka Benaadir looga hirgalin lahaa xarun diiwaangalinta Kaarka Aqoonsiga Qaranka.

Ugu dambeyn howshaas ayaa ku soo dhamaatay sidii loo qorsheeyay oo ahayd in xarunta la furo sida ugu dhaqsiyaha badan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.