Maamulka Koonfur Galbeed oo Ciidamo cusub diyaarsanaya, xili ay soo dhawdahay doorashada

Maamulka Koonfur Galbeed oo Ciidamo cusub diyaarsanaya, xili ay soo dhawdahay doorashada

Dagmada Wanlaweyn ee gobolka shabeelada Hoose waxaa  Tababar  looga  furay Ciidanka Booliska  gaarka ah ee kGS qeybtooda Dagmadaasi.

Tabarkan ayaa waxaa furay  wasiirka Amniga gudaha  KGS  Xasan Cabdulqaadir  waxaana Goobjoog ka ahaa maamulka Dagmada & taliyaha ciidanka gaarka ah.

Tababarkan oo kor loogu qaadaayo aqoonta ciidanka Booliska Gaar ka ah ee KGS ayaa waxa uu kusaabsanaa  xalinta khilaafaadka iyo  xuquuqda  Aadanaha.

Ciidanka ayaa loo Tababaraya sidoo au u xaqiijin lahaayeen Amniga ugana hortagi lahaayeen Weerarada Abaabuland & wax ka qabashada Fal dambiyeedyada.

Leave a Reply

Your email address will not be published.