Nabadoonno lagu laayay  Masgawaa oo  weerar uu ka dhacay + Magacyadooda

Nabadoonno lagu laayay  Masgawaa oo  weerar uu ka dhacay + Magacyadooda

Dhuusmareeb(Raxanreeb) Wararka aan ka helayno deegaanka Masgawaa ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay nabadoonno Soomaaliyeed.

Xog ay heshay RBCbauaa sheegaya in nabadoonadooda gurigooda loogu xiray miino , taasna ay keentay dhimashadan waxgaradkan.

Ilaa iyo hadda waxaan helay seddax ka mid ah Nabadoonada lagu dilay maanta Deegaanka Masgawaa ee gobolka Galgaduud halkaas oo weerar ay ku qaadeen Al- Shabab.

01- Nabddoon Ismaan Macalin
02-Nabaddoon Ibraahim Maxamed
03- Nabddoon Cabdulle Geeljir

Waxgaradkan ayaa shalay Geel guddoonsiiyay ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa deegaanka ee dagaalka kula jira Al- Shabaab.

Kooxda Al- Shabaab oo weerar ku soo qaaday Deegaanka Masgawaa ee ay ku sugnayeen  ciidanka Dowladda ayaa la rumaysan yahay in dilkan ay ka danbeeyaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.