” Nin Cadaan ah ayaa diyaarad gaar ah siiyay Xasan Sheekh lama yaqaan wuxuu ku siiyay “.

” Nin Cadaan ah ayaa diyaarad gaar ah siiyay Xasan Sheekh lama yaqaan wuxuu ku siiyay “.

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la sheegay in si –gaar ah loo siiyay diyaarad uu isaga u gaar ah .

Hadalkan waxaa ka shifay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah mudanayaasha Barlamaanka aadna u dhaliila dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh.

Waxa uu sheegay siyaasigan in ilaa  iyo hadda aan la ogayn waxa Xasan Sheekh Maxamuud loogu bedeshay diyaaradaas gaarka ah.

” Nin Cadaan ah ayaa diyaarad gaar ah siiyay Xasan Shiikh lama yaqaan wuxuu ku siyay ” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo u waramay BBC-da

Intaas waxa  uu warkiisa ku daray in  haddii deeq ay tahay in ay haboon tahay in la ogaado hase ahaatee wali ay sugayaan jawaab ka timaada dhanka Madaxwaynaha Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.