RW Xamse & Ruto oo qodobo muhiim ka hadlay.

RW Xamse & Ruto oo qodobo muhiim ka hadlay.

Nairobi (Raxabreeb )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka kenya, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya Mudane William Ruto.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Kenya, ayaa ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Labada dal, ee dhinacayadda ganacsiga ,amniga, dagaalka ka dhanka ah kooxaha Shabaab ah iyo xasilloonida guud ee Gobolka.

Ra’iisul wasaaraha oo ku sugan dalka Kenya ayaa halkaa ka wada kulamo muhiim ah oo uu la qaadanayo qeybaha kala ee madaxda iyo bulshada dalkaa ku nool.

Leave a Reply

Your email address will not be published.