Saldhiga Booliska Magaalada Cadaado oo Albaabada la isugu dhuftay

Saldhiga Booliska Magaalada Cadaado oo Albaabada la isugu dhuftay

Saraakiisha boliiska saldhiga Degmada Cadaado ayaa ka dhawaaqay in uu xirmay saldhigii boliiska magalada ka dib markii Taliyaha boliska Galmudug uu badalay inta badan askartii ku qorneyd saldhiga

Taliyaha boliska Cadaado Hussein Ahmed Xaashi ayaa sheegay iney qeybta guud ee Boliska Galmudug ay kala wareegtay ciidanka ka shaqeynayey saldhiga Cadaado taas oo keentay in shaqadii ay bulshada u hayeen iney istaagtay
Sharmaarke Suuley.

Taliska Guud ee Booliska Maamulka Galmudug ayaan weli ka hadlin xeritaanka Saldhiga Booliska Cadaaso oo Bulshada Shaqo weyn u haayay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.