Soomaali lacag badan looga dhacay Aplication la isticmaalo

Soomaali lacag badan looga dhacay Aplication la isticmaalo

KUEX ma hawada ayuu ka baxay?

Applicationka dhalinyaradu aadka u isticmaasho ee KUEX ayaa wajahaaya xaalad hubanti la’aan ah, kadib markii la sheegay in xayiraad la saaray qaar ka mida isticmaalayaasha adeegssda barnaamijkan.

Taasoo lagu sababeeyey in rabeen in ay soo gaabiyaan wakhtiga lacag la bixida iyagoo isticmaalaaya farsamooyin ay u arkeen in ay xal u tahay arrinkan balse ay ay u horseeday in akoonadooda la xayiro.

Waxaa shardi lagaga dhigaa isticmaalayaasha barnaamijkan hadii ay rabaan in laga khafiifiyo khidmada lacag labixida oo dhan 20% in ay sameeyaan faa’iido u dhiganta raasamaalka ay dhigteen.

Barnaamijkan oo horay looga digay ayaa hada u muuqda in uu qaaday wadadii barnaamijkii ay isku qaabka ahaayeen ee 2139.

Leave a Reply

Your email address will not be published.