Wada-hadallada u socda Dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku dhow inay burburaan

Wada-hadallada u socda Dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku dhow inay burburaan

Dowlada Itoobiya ayaa diiday qorshe uu u soo bandhigay wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo hoggaaminaya wafdiga ka socda Soomaaliya.

Qorshahaas oo ah in itoobiya dekad laga siiyo magaada hobyo ee gobolka Musug, balse Itoobiya ay ka biyo diiday.


Wadahadalada ka socda dalka turkiga ee u dhexeeya somaliya iyo itoobiya ayaa qarka u saaran in ay buruburaan madaama Itoobiya ay sheegtay in ayna rabin dakad ku taal badwaynta hindiya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.