Warka Fashilka shirkii DFS & Itoobiya– Maxase u danbeeyay Wada-hadalladii lagula jiray AS ?.

Warka Fashilka shirkii DFS & Itoobiya– Maxase u danbeeyay Wada-hadalladii lagula jiray AS ?.

Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Ankara shirkii ka socday ayaa fashil uu ku soo dhamaday , waxaana loo balamay shirar kale oo xiga.

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa isagana sheegay in aysan jirin wax wada-hadal ah oo ay la yeelan doonaan kooxda AS.

Hoos ka daawo wararkaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published.