Warka Raxanreeb : Waddooyinka Muqdisho  oo la xiray & halka uu marayo wada-hadalka DF & Itoobiya.

Warka Raxanreeb : Waddooyinka Muqdisho  oo la xiray & halka uu marayo wada-hadalka DF & Itoobiya.

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Soomaaliya ayaa hab aan horey loo arag u xuseysa 1da Luulyo oo ah markii Gobolada Koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga lana midoobeen Gobolada Waqooyi ee loo yaqaano Somaliland.

Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa si kulul waxaa ay uga hadleen dagaal beeleedyada azoo cusboonaday degaano kuyaalla Bariga Gobolka Mudug, kuwaas oo u dhaxeeysa laba maleeshiyo Beeleed.

Qodobadaas & kuwo kale waxaa inoo haysa Weriyaha Raxanreeb ee magaalada Muqdisho Anfa Aden Abdi.

Leave a Reply

Your email address will not be published.