Kulanka sababaha u dheeraday ayaa lagu soo waramayaa in ay tahay in ay adkaatay
Month: August 2022
Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray kiiska Kamac Ducaale Gabadh ka timid Norway ee lagu dilay Muqdisho
Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay inay baarayaan geerida gabar dhallinyaro oo Soomaali ah sidoo kale haysatay dhalashada dalka Norway, taasi oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Dagaal Beeleed ka qarxay Galgaduud
Dagaal udhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed ayaa ka socdo Deegaan lagu magacaabo Barkada ina jiirow.
Guddoomiyaha BFS oo la kulmay maanta Guddiyada fulinta
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, Aadan Maxamed Nuur Madobe iyo labadiisa ku-xigeen ayaa maanta kulankii ugu horreeyay la qaatay Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka.
Dadwayne caraysan oo maanta xirtay qayb ka mid ah qayb ka mid ah KM4 & Xaaladda sida ay tahay .
Dilkan ayaa loo gaystay mid ka mid ah wadayaasha Gadiidka Xamuulka
Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerar cirka ah oo ka dhacay Tigray
Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta ee UNICEF ayaa Sabtidii cambaaraysay weerar cirka ah oo " lala beegsaday xannaano" ku taalla gobolka Tigray ee Itoobiya, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan afar qof oo ay ku jiraan laba carruur ah.
Duqeymo dhanka cirka ah oo ay dad ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Tigray
Dhakhaatiirta gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in duqeymo diyaaradeed ay ku dhinteen afar qof.
Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya Fiqi oo lakulmay madax katirsan IOM
Axmed Macallim Fiqi ayaa kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminayay madaxa shaqada ee Hay’adda IOM Soomaaliya Mr. Frantz Celestin.
Gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah oo miino kula qaraxday duleedka magaalada Kismaayo
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax gelinkii dambe ee Jimcihii ka dhacay deegaanka Yaaqxaluul oo hoostaga magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.
Deg Deg: Askari katirsan ciidanka Dowladda oo toogtay darawal waday Gaari xamuul ah Muqdisho
Askari katirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweeyd darawal wada Gawaarida waa weyn ee Dekedda rarka kasoo qaada ku dilay Muqdisho.









