Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya Fiqi oo lakulmay madax katirsan IOM

Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya Fiqi oo lakulmay madax katirsan IOM

Muqdisho (Raxanreeb) Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi ayaa kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminayay madaxa shaqada ee Hay’adda IOM Soomaaliya Mr. Frantz Celestin.

Kulanka waxaa ka qeyb galay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ilyaas Cali Xasan iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda.

Kulanka ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay Arrimaha Xasilinta iyo Dib u heshisiinta Somaaliya.

Wasiir Fiqi ayaa sheegay in ay ka go’an tahay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya in ay si dhow ula shaqeyso Hay’adda IOM ee Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.