Somalia’s Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi has announced that the Ethiopian embassy, currently situated within the presidential palace, will be relocated to its previous site, which is now vacant. This decision comes in response to significant public outcry over the embassy’s presence in such a sensitive location. “The Ethiopian embassy does not occupy its designated...
Day: November 3, 2024
Nairobi (KAAB TV) – Booliska Kenya ayaa gacanta ku dhigay nin la tuhunsan yahay inuu dilay sadax haween Soomaaliyeed ee Nairobi lagu laayey dhowaan.
Nairobi (Raxanreeb online) – Booliska Kenya ayaa gacanta ku dhigay nin la tuhunsan yahay inuu dilay sadax haween Soomaaliyeed ee Nairobi lagu laayey dhowaan. Sidoo kale, ninkan oo magaca sharciga ugu qoran uu yahay Haashim Dhaqane Muxumed ayaa hadda lageeyey Xarunta Dambi-Baarista Kenya halkaasoo lagu weydiinayo su’aalo Haashim waa Soomaali Taksiile ah oo la aaminsan...
Former President Sharif Accuses Somali Government of Election Incompetence
Former President Sharif Sheikh Ahmed has voiced strong criticism of Somalia’s current administration, asserting that it is unfit to conduct a credible, one-person, one-vote election. Speaking at a press conference in Mogadishu on Saturday, Sharif cited entrenched corruption as a significant barrier to fair electoral proceedings. According to him, systemic malpractice within the government undermines...
Wasiir ka tirsan xukuumadda Dan Qaran oo is casilay + Sababta uu isku casilay.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiiru Dowlihii wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgaahiga C/rashiid Jire Qalinle, ayaa iska casilay xilkiisa, waxaana istiqaalada is casilaadiisa u gudbiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre. Sidoo kale, qoraal uu soo saaray Wasiir C/rashiid Jire oo ka soo jeeda Jubbaland ayaa is casilaadiisa ku sababeeyay dhowr arrimood oo intooda badan eedda ku saaray...
Somali Forces Kill 27 Al-Shabaab Militants in Middle Shabelle
Somali security forces have successfully conducted a significant operation in the Yaqle area of the Middle Shabelle region, resulting in the elimination of 27 Al-Shabaab militants, according to the National Intelligence and Security Agency (NISA) on Saturday. The targeted strike, which lasted over 12 hours, also left several insurgents injured. NISA’s statement highlighted that this...
Wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya oo taageeray Qorshaha Hal Qof iyo Codka ah ee Villa Somalia.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirkii hore ee Amniga Gudaha Soomaaliya, haddana ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Abuukar Islow (Ducaale), ayaa soo saaray qoraal uu ku taageerayo qorshaha doorashada hal qof iyo hal cod ee dowladda Soomaaliya, kaasoo uu hormuud ka yahay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Qorshahan oo looga gol leeyahay in lagu sameeyo...
Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA oo shaacisay howlgal qorsheysan oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay 27-dagaalyahan.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka Somaliya (NISA), ayaa ka warbixisay hawlgal qorsheysan oo Ururka Al Shabaab lagula eegtay Gobolka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan deegaanka Yaaqle oo ka tirsan Maamulka Hirshabelle. Hay’adda NISA ayaa sheegtay in howlgalkaasi lagu dilay 27 xubnood oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab. Qoraal ka soo baxay Hay’adda...
Ayatollah Cali Khamenei oo hanjabaad culus udiray Mareykanka iyo Isra’iil
Tehran (Raxanreeb online) – Dowladda Iran ayaa isku diyaarineysa in weerar aargoosi ah mar kale ku qaado gudaha Israa’iil, taas oo jawaab u ah weerarkii dhawaan diyaaradaha dagaalka Israa’iil ku qaadeen xarumo milatari oo kuyaalla qaar kamid ah gobolada dalka Iran. Sidoo kale, hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei, ayaa ku hanjabay jawaab...
Xasan Sheekh oo sheegay tirada ciidamada ATMIS ee laga saaray dalka muddooyinkii lasoo dhaafay.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in ciidamo badan oo katirsan kuwa nabad ilaalinta u jooga dalkeenna ee ATMIS dalka laga saaray labadii sanno ee lasoo dhaafay, isaga oo xusay iyo kuwa kale oo hor lehna dalka ka bixi doonaan. Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaa sheegay in 2-dii sano ee...
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika oo taageeray Hiigsiga Soomaaliya ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Mustaqbalka.
Addis Ababa (Raxanreeb online) – Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU) ayaa yeeshay kulankoodii 1238-aad, isagoo caddeeyay in Midowga Afrika uu taageero xooggan la garab taagan yahay dadka iyo dowladda Soomaaliya si ay u helaan nabad waarta, amni, xasillooni iyo barwaaqo. War-murtiyeedka Goluhu wuxuu ku nuux-nuux saday ixtiraamka madax-bannaanida, midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka...