Day: November 4, 2024

Home » Archives for November 4, 2024
Baarlamaanka Soomaaliya oo si aqlabiyad leh u meel mariyay Miisaaniyadda 2025-ka xilli lagu baaqay in loo kordhiyo Mushaaraadka Ciidanka.
Post

Baarlamaanka Soomaaliya oo si aqlabiyad leh u meel mariyay Miisaaniyadda 2025-ka xilli lagu baaqay in loo kordhiyo Mushaaraadka Ciidanka.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2025-ka, iyadoo kulamadii ugu dambeeyay ay ka socdeen doodo ballaaran. Miisaaniyadda oo dhan $1,359,714,328, ayaa cod loo qaaday, waxaana taageeray 172 mudane, labo kaliya ayaa diiday, hal mudanena wuu ka aamusay, sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha baarlamaanka kalfadhiga...

Al-Shabaab Mortar Attack in Mogadishu’s Halane Area Condemned by ATMIS
Post

Al-Shabaab Mortar Attack in Mogadishu’s Halane Area Condemned by ATMIS

 Mogadishu, Somalia — The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has condemned a recent mortar attack in the Halane area of Mogadishu, a zone housing several international organizations and diplomatic missions. The extremist group Al-Shabaab has claimed responsibility for the assault, which resulted in casualties among civilians and security personnel. “This heinous attack will...

Askar ka tirsan Midowga Afrika oo lagu dilay weerar madaafiic ah oo Al-Shabaab ay soo qaadeen.
Post

Askar ka tirsan Midowga Afrika oo lagu dilay weerar madaafiic ah oo Al-Shabaab ay soo qaadeen.

Muqdisho (Raxanreeb online) – abo askari oo ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ayaa ku dhintay mid saddexaadna waa uu ku dhaawacmay weerar hoobiye ah oo ay Al-Shabaab Axaddii ku qaadeen saldhigga ay ku leeyihiin xayndaabka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Muqdisho. War qoraal ah oo uu soo saaray Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)...

Jubaland President Madobe Calls Urgent Meeting with Federal MPs Amid Rising Tensions
Post

Jubaland President Madobe Calls Urgent Meeting with Federal MPs Amid Rising Tensions

Jubaland State President Ahmed Madobe has called for an urgent consultation meeting with federal lawmakers representing Jubaland. Scheduled to take place in Kismayo from November 8 to 11, this meeting seeks to address the escalating political situation in Somalia and its impact on the region. This move mirrors a recent action by Puntland’s administration, which...

Dab khasaare Maaliyadeed dhaliyay oo xalay ka kacay Suuqa wey ee Bakaaraha.
Post

Dab khasaare Maaliyadeed dhaliyay oo xalay ka kacay Suuqa wey ee Bakaaraha.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Dab khasaare farabadan dhaliyay ayaa xalay ka kacay dhisme ku yaalla Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaare maaliyadeed. Sidoo kale, dhismahan ganacsi ee dabku ka kacay ayaa ku yaalla qeybta khudaarta ee Suuqa Bakaaraha sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah lamana oga waxa sababay. “Dabku waxaa...

Wasiirkii Labaad oo maalin gudeheed iska casilay xilkii Xukuumadda Dan Qaran.
Post

Wasiirkii Labaad oo maalin gudeheed iska casilay xilkii Xukuumadda Dan Qaran.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada XFS Xildhibaan Axmed Cismaan Daqare ayaa iska casilay xilka. Sidoo kale, Axmed Cismaan Daqare ayaa ku eedeeyey Xukuumada Xamse Barre ay ka leexatay wadadii saxda aheyd, isla markaana ay baal martay dastuurkii lagu soo doortay. Xukuumadda Soomaaliya ayaa maalin gudeheed  lumisay masuulkii labaad oo xilka baneynaya. Dhanka...

Axmed Madoobe oo shir wadatashi ah isugu yeeray Xildhibaannada labad gole ku metela Jubbaland.
Post

Axmed Madoobe oo shir wadatashi ah isugu yeeray Xildhibaannada labad gole ku metela Jubbaland.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa shir wada-tashi ah ku casuumay Xildhibaannada labbada Aqal ee Baarlamaanka JFS ku metela  deegaannada maamulka Jubbaland. Qoraal uu soo saaray Madaxweyne Axmed Madoobe ayuuna ugu baaqay xildhibaannada Jubbaland ku matela  in 8da bishan yimaadaan magaalada Kismaayo si ay uga tashtaan xaalada siyaadadeed ee taagan....