Shabeellaha Hoose (Raxanreeb online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in xalay duqeyn diyaaradeed ay ka dhacday Shabeellaha Hoose sida ay sheegayaan ilo wareedyo ku dhow dhow. Duqeymaha ayaa la sheegay in lagu bartilmaameedsaday Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab waxaana uu ka dhacay degmada Hawaay halkaas oo ay ku sugnaayeen...
Day: November 23, 2024
Qaxootiga ku sugan gobolka Axmaarada ee Itoobiya oo weli la kulma weeraro maalinle ah.
Itoobiya (Raxanreeb online) – Kumanaan qaxooti Eriteriyaan ah iyo Suudaaniyiin ah ayaa dalbanaya in laga raro xeryaha nabad-gelyo la’aanta ah ee ku yaalla gobolka Axmaarada ee ay colaaduhu ka jiraan ee Itoobiya, halkaas oo ay sheegeen in ay ka maqan yihiin adeegyada aasaasiga ah oo ay ku dhawaad maalin kasta la kulmaan weerarro uga imanaya...
Shirka cimilada ee Qaramada Midoobay oo kudhow in uu fashil uu ku soo dhamaado.
Azerbaijan (Raxanreeb online) – Shirka cimilada Qaramada Midoobay ee ka socda magaalada Baku ee dalka Azerbaijan, ayaa galay xaalad kacsanaan ah iyo niyad jab ka dib markii wada xaajoodyadii ku saabsanaa maalgelinta cimilada ee dalalka soo koraya uu gaaray meel xun. Waxa loogu talagalay in uu noqdo kulan muhiim ah oo lagu taageerayo waddammada aadka...
Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Bari oo xukun dil ah ku fulisay gacan ku dhiigle Maxamed Abshir Muuse
Boosaaso (Raxanreeb online) – Waxaa saaka oo Sabti ah magaalada Boosaaso lagu qisaasay gacan ku dhiigle Maxamed Abshir Muuse oo lagu helay dilkii guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda jaamacadda Bariga Afrika. Sidoo kale, qoraal kooban oo ka soo baxay Taliska Booliska Puntland ayay ku sheegeen in Saaka oo Sabti ah xukun dil ah lagu...



