UK (Raxanreeb online) – Shirkii 92-aad ee INTERPOL oo ka dhacay magaalada Glasgow ee dalka Ingiriiska, Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Senator Fartaag, ayaa ka qeyb galay wada-hadallo muhiim ah oo looga hadlayay la-dagaalanka argagixisada iyo iskaashiga amniga caalamiga ah. Wasiirka ayaa wada hadal heer sare ah la qaatay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Serbia ahna Wasiirka...
Month: November 2024
Ilhaan Cumar oo ku guuleystay doorashada kursigeeda Congress-ka Mareykanka.
New York (Raxanreeb online) – Dalka Mareykanka waxaa ka socota doorashada dalkaasi oo si weyn ugu loolamayaan labada xisbi ee Dimuquraadiga iyo Jamhuuriya, waxaana natiijada doorashada tahay mid si weyn loo wada sugayo. Sidoo kale, gabadha asalkeeda Soomaaliga yahay ee Ilhaan Cumar, ayaa guul weyn ka gaartay doorashada si ay usii heysato kursigeeda aqalka Congress-ka...
Yaa ku guuleysan kara aqlabiyadda Senate-ka Mareykanka?
New York (Raxanreeb online) – Dalka Mareykanka Talaadadii, kaliyah ma aysan dhicin doorashada madaxtinimada, hase yeeshee waxay cod-bixiyaasha sidoo kale u codeeyeen murashaxiinta ku tartameysa qaar ka mid ah kuraasta labada aqal ee Koongareeska. Sidoo kale, natiijada kasoo baxda doorashada Koongareeska ayaa door weyn ka ciyaari doonta, meel marinta ajandayaasha siyaasadeed ee ay la iman...
Somali President Pledges to Repatriate All Somali Migrants from Germany
Somalia’s President, Hassan Sheikh Mohamud pledged to welcome back Somali refugees who have not integrated or secured residence permits in Germany. With over 60,000 Somalis currently residing in Germany, primarily as asylum seekers, and rising numbers of new applicants, this promise underscores Mohamud’s commitment to Somalia’s evolving security and stability. This year alone, approximately 5,800...
Wasiirkii saddexaad oo iska casil xukuumadda uu hoggaamiyo Xamse Cabdi Barre.
Muqdisho (Raxabreen online) – Wasiirkii saddexaad oo katirsanaa Xukuumadda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xamse Cabdi Barre, ayaa iska casilay xillkii uu xukuumadda ka hayay xilli xiisada siyaasadeed ee dalka ka jirta sii xumaaneyso. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekadaha Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi ayaa iska casilay xilkii Wasiir ku xigeenka Dekadaha XFS, waxa uuna...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dowladda Jarmalka kala hadlay in lasoo celiyo qaxootiga Soomaalida ah.
Berlin (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Berlin kula kulmay Chancellor-ka dalka Jarmalka, Olaf Scholz ayaa kala hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan iskaashiga labada dawladood. Sidoo kale, Kulankan ayaa qeyb ka ahaa booqasho rasmi ah oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku joogo Jarmalka taas oo...
Somali Parliament Speaker Meets British Ambassador to Discuss Bilateral Relations
Mogadishu, Somalia – In a significant diplomatic engagement, the Speaker of Somalia’s Federal Parliament, Sheikh Adan Madobe, held discussions with the British Ambassador to Somalia, Mike Nithavrianakis, on Tuesday in Mogadishu. The meeting centered on enhancing cooperation and deepening the longstanding ties between Somalia and the United Kingdom. Ambassador Nithavrianakis expressed his satisfaction with the...
Ciidamo Maleeshiyaad hubeysan ah oo lawareegay dhul Ceelasha Biyaha kuyaala oo dad shacab ah laga barakiciyay.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Maleeshiyaad hubeysan oo macawuusley ah ayaa la wareegay dhul kuyaalla deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, dhulkaas oo bilooyin kahor laga burburiyay dadkii deganaa oo sheeganayay in ay iyagu leeyihiin. Sidoo kale, maxkamad kutaalla maamulka Koonfur Galbeed ayaa amartay in dhulkan ay degnaayeen shacab badan in la burburiro, waxa ayna...
Lubnaan oo sheegtay in 3,000 looga dilay dagaalka isra’iil kula jirto.
Beyrut (Raxanreeb online) – Wasaaradda Caafimaadka Lubnaan ayaa Isniinti shalay sheegtay, in mudada 13-ka bil ah ee uu socdo dagaalka u dhaxeeya Xizbullah iyo Israel gudaha Lubnan lagu dilay in ka badan 3,000 oo ruux. Sidoo kale, tiradan ayaa laba jeer ka badan dadki reer Lubnan ee lagu dilay dagaalki Xizbullah iyo Israel dhex maray...
Somali President Arrives in Berlin for Talks with German Chancellor
Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Berlin on Tuesday for his first official visit to Germany since taking office in mid-2022. According to a statement from his office shared on X (formerly Twitter), he received a warm welcome from the German government upon his arrival. President Mohamud is scheduled to meet with German Chancellor...








