Dimishiq (Raxanreeb online) – Bandow ayaa lagu soo rogay Dimishiq kaasoo bilaabmaya 4-ta galabnimo xilliga maxalliga ah. Bandowga ayaa la filayaa inuu sii socdo ilaa 5-ta subaxnimo wakhtiga maxaliga ah sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Jabhadda la wareegtay talada dalka Suuriya. Dadka ayaa bilaabay inay faarujiyaan waddooyinka markii lagu dhawaaqay bandowga Dadka ku...
Day: December 8, 2024
Opposition fighters declare Damascus ‘free’ as President Assad flees Syria
DAMASCUS – Syrian rebels said on Sunday that they have ended Bashar al-Assad’s 24-year authoritarian rule, in their first announcement on state television following a lightning offensive that took the world by surprise. Syria’s army command notified officers on Sunday that Assad’s regime had ended, a Syrian officer who was informed of the move told Reuters...
15 xildhibaan oo Jubaland iyo Puntland oo ganaax iyo kulan ka joojin la isugu daray
Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha Baarlamaanka (Golaha Shacabka) Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta ganaax lacag ka jaris iyo ka joojin ka qeybgalka kulamada baarlamaanka ku soo rogay 15 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanada la beegsaday ayaa isugu jira qaar laga soo doortay Jubaland iyo Puntland. Labada maamul ayaa waxaa khilaaf xooggan uu kala...
Booliska Uganda oo isu diyaarinaya howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya.
Kampala (Raxanreeb online) – 117 Askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Uganda, oo ka kooban 32 haween ah, ayaa billaabay qiimeyn adag oo ka hor inta aan la keenin, si ay ugu diyaar garoobaan howshooda soo socota ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). Habka qiimaynta, oo loogu talagalay in lagu tijaabiyo...
Somali Digital Media Academy (SODMA) Wins International Award
Nairobi, Kenya – December 7, 2024–The Somali Digital Media Academy (SODMA) has won the Silver Award at the Digitally Fit – East Africa 2024 Awards. The award ceremony, held in Nairobi, Kenya, was attended by over 500 organizations from East African countries, including Somalia, Kenya, Tanzania, Uganda, Rwanda, the Democratic Republic of Congo, and Burundi,...
Dabaageyo ka bilowday Dimishiq iyo mucaaradka oo ku dhawaaqay go’aano lama filaan ah
Dimishiq (Raxanreeb online) – Shacabka dalka Siiriya ayaa billaabay inay ku dabaaldagaan Fagaaraha Ummayad ee bartamaha magaalada Dimishiq, halkaasoo ay ku yaallaan wasaaradO dhowr ah sida, wasaaradda difaaca iyo xarumaha taliska ciidamada ka dib markii Xukunka laga tuuray Madaxweyne Asad. Sidoo kale magaalooyinka kale ee dalkaas ayaa waxaa ka socda isku soo baxyo loogu dabaaldegayo...
Diyaarad Milateri oo siday saraakill Itoobiyaan ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka degtay Kismaayo
Kismaayo (Raxanreeb online) – Warar lagu kalsoonyahay oo ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in diyaarad milateri ay ka degtay halkaas, taas oo ay la socdeen saraakiil ka tirsan ciidamada Itoobiya. Sidoo kale, Saraakiishan ayaa u tagay halkaas la kulanka madaxda Jubbaland oo haatan wajahaya xaalad adag oo ka dhalatay khilaafka sii xoogeysanaya ee kala...
DEG DEG: Kooxaha mucaaradka Suuriya oo lawareegay gacan ku heynta wadankaas
Dimishiq (Raxanreeb online) – Kooxda fallaagada Suuriya ayaa aroornimada hore ee saakay oo Axad ah sheegatay, in ay Suuriya ka xoreeyeen Bashar Al Asad oo dalkaasi soo xakumayay muddo dheer, kaddib marki ay gudaha u galeen magaalada caasimadda ah ee Dimishiq. Sidoo kale, Wararka ayaa sheegaya in Bashar Asad uu ka cararay waddanka isla markaana...