Suuriya (Raxanreeb online) – Muxammad Al-Bashiir ayaa loo magacaabay Ra’iisul wasaaraha kumeel-gaar ah ee Suuriya kaa oo shaqadiisa ay noqon doonto inuu soo dhiso dawlad cusub oo maareysa marxaladda kumeel-gaar ah ee Suuriya Waa tallaabo meesha looga saarayo firaaqa nidaam ee shalay ay gashay Suuriya, markii dhaqdhaqaaqa mucaaradka ay la wareegeen xukunka, iyagoo meesha ka...
Day: December 9, 2024
Dhuusomareeb waxaa ka furmaya wada hadalo nabadeed oo lagu xalinayo dagaal beeleedyada Galmudug.
Dhuusamareeb (Raxanreeb online) – Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa lagu wadaa in uu ka furmo shir xasaasi ah oo looga hadlayo xal u helida dagaal beeleedyada ka jira deegaanada maamulkaasi Hindisahan ayaa lagu doonayaa in laga hortago dhiig kale oo daata iyo in dib u heshiisiin laga dhex sameeyo beelaha dirirtu dhexmartay. Ilo...
Sarkaal ka tirsan DCI-da Mandheera oo lagu dilay Weerar looga shakisan yahay Al-shabaab.
Gaarisa (Raxanreeb online) – Sarkaal ka tirsan Hay’adda Dembi Baarista (DCI) ayaa subaxnimadii Isniinta si naxdin leh loogu toogtay deegaanka Lafey oo ka tirsan degmada Mandera, kadib weerar loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab. Dhacdadan oo sii xoojisay xiisadda deegaanka, ayaa waxay ka dhacday meel u dhow xuduudka Kenya iyo Soomaaliya, oo ah...
Tensions Rise as Somali Army Commander Visits Raskambooni
BADHAADHE, Somalia – General Khalid Abdullahi Omar, commander of the Somali National Army’s ground forces, made a pivotal visit to the strategic town of Raskambooni, sparking heightened tensions between Somalia’s federal government and Jubaland. The visit, seen as a federal push to assert control, involved discussions on troop morale and loyalty, drawing mixed reactions from...
Dagaal Culus Oo U Dhaxeeya Somaliland Iyo Ciidamada SSC-Khaatumo oo ka dhacay Ceerigaabo.
Ceerigaabo (Raxanreeb online) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo xalay ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo ku dhexmaray magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Ilo deegaanka ah ayaa ku waramaya in iska horimaadku uu ka qarxay bartamaha magaalada. Si kastaba ha ahaatee, wali ma cadda khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay iska...
Jubbaland oo soo bandhigtay ciidamo cusub oo Tababar loosoo xiray +Sawiro
Kismaayo (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa xilligan wajahaya cadaadis dhinacyo badan leh oo uga imaanaya dowladda Federaalka Soomaaliya, cadaadiskan ayaana ah mid lagu doonayo in talada looga tuuro. Sidoo kale, Axmed Madoobe, ayaa u muuqda mid u diyaar garoobaya dhinac kasta si uu xukunkiisa u difaacdo, waxa uuna hadda diyaarsaday...
RW Xamza Oo Ku Wajahan Raaskambooni Iyadoo Ay Ka Taagan Yihiin Xiisada dowlada Iyo Jubbaland.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa la filayaa inuu maanta u safro deegaanka Raaskambooni oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ee Maamulka Jubbaland sida ilo-wareedyo kala duwan ay u xaqiijiyeen warbaahinta. Ka hor booqashadiisa waxaa Raaskambooni horay u gaaray Taliyaha Qeybta Lugta ee Ciidanka Xoogga Dalka Saraakiil ka...
Jubaland oo beenisay in Itoobiya ay hub ka dejisay magaalada Kismaayo.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Wasiirka wasaarada amniga Jubaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal ayaa sheegay in been abuur ay tahay eeda katimid dhinaca Dowladda Federaalka ee ah in laba duulimaad ay Kismaayo Sabtidii ka sameeysay Ethiopian Airlines ay ka dejisay hub. Wasiir Dhuumaal ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Dowladda Federaalka iyadoo aan cadeeyn...