Garbahaarey (Raxanreeb online) – Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa kulamo la qaatay odayaasha dhaqanka, dhallinyarada iyo ururrada haweenka degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ,waxaana kulamadaas looga hadlay sidii bulshada rayidka ah ay uga qeyb qaadan lahayd hirgelinta iyo taageeridda doorashada qof iyo codka ah oo...
Month: December 2024
Xamse oo isku shaadheyn iyo magacaabis ku sameeyey golihiisa wasiiradda
Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa wareegto uu soo saaray ugu magacaabay Dahir Shire Maxamed, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dhanka kale, Xamse ayaa isku beddalay Wasiirka...
Axmed Madoobe oo dalacsiiyay sargaalkii diiday in loo adeegsado soo qabashadiisa
Kismaayo (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamullka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed (Madoobe) ayaa maanta abaal-mariyay mid kamid ah saraakiisha ciidanka maamulkaasi oo dhawaan sheegay in dowladda Soomaaliya lasoo xiriirtay, ayna usoo dirtay lacag kumaan kun oo dollar ah, si uu afgembiyo madaxweynihiisa lakiin uu ka biyo diiday qorshaha dowladda federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, Axmed Madoobe...
Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo fariin hanjabaad ah udiray Laftagareen
Beydhabo (Raxanreeb online) – Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa ka carooday xafladii sanad guurada aheyd ee uu dhigtay madaxweyne Laftagareen, waxayna saacado kooban u qabteen hoggaamiyaha maamulkaas oo u dabaal-degay sanad-guuradiisa 6-aad ee mudadii uu xukunka joogay. Sidoo kale, Ciidamadan gadoodsan ayaa iska soo duubay muuqaalo ay ugu hanjabeen madaxweyne Laftagareen, iyagoo soo gudbiyey cabasho...
Wasaaradda arrimaha dibadda Suuriya oo loo magacaabay Nin dhallinyaro ah
Suuriya (Raxanreeb online) – Wakaaladda wararka Suuriya ee SANA ayaa shalay oo Sabti ah warisay in maamulka cusub ee dalkaaso uu magacaabay wasiirka arrimaha dibadda iyagoo doonaya in ay dhisaan xiriir caalami ah laba toddobaad kaddib markii xukunka laga tuuray Bashaar Al-asad. Sidoo kale, Taliska guud ee talada haya ayaa Ascad Xasan al-Shibani u magacaabay...
Macron iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya
Addis Ababa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa booqasho ku tagay magaalada Addis ababa ee dalkka Itoobiya. Sidoo kale, Raisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Addis ababa, iyadoo labada dhinac ay yeelan doonaan wadahadalo ku saabsan iskaashiga iyo arrimaha geeska Afrika. Dhanka kale, Macron ayaa Itoobiya...
Somali President Urges Business Leaders to Back Mogadishu’s Bold Development Plan
MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has made a heartfelt appeal to the country’s business community, urging them to support an ambitious new vision for Mogadishu. Speaking to leading entrepreneurs on Friday night, Mohamud laid out the Mogadishu Development Plan, a bold initiative designed to rejuvenate the capital with modern infrastructure and vibrant...
Ethiopian troops enter Somalia amid tensions in the region
DOLOW, Somalia — Ethiopian troops have advanced into the Gedo area of Somalia and are stepping up their military actions close to the Dolow district. While setting up temporary outposts in the region, troops armed with military vehicles have reportedly been thoroughly searching people and cars. The deployment’s exact goals are yet unknown, but the...
DHIBAATOOYINKA UGU KHATARSAN EE XASAN DAL DULEEYE IYO FARQIGA U DHEXEEYA MW FARMAAJO BAL ISU DHAGEYSTA?
Muqdisho (Raxanreeb online) – 1.Dhaqan Foosha Xun.-Xasan Dal Duleeye waa hooggaamiye ku caan baxay dhaqan xun,isagoo si bareer ah ugu takri fala awooddii qaranka,kana hor yimaada danta iyo horumarka shacabka Soomaaliyeed. 2.Dhibaateynta Shacabka Danyarta ah.-Halkii uu daryeel u fidin lahaa dadka danyarta ah,wuxuu si ula kac ah uga dhigay bartilmaameed dhibaato,isagoo u adeegsanaya awooddiisa inuu...
Qaar kamid ah dalalka caalamka oo Iran ku edeeyay in ay sare uqaaday kaydka Uranium-ka
UK (Raxanreeb online) – Dalalka Ingiriiska , Faransiiska iyo Jarmalka ayaa ku eedeyay Iran inay sare u qaaday kaydka Uranium-ka aadka loo xoojiyey , heer aan horey loo arag. Tallaabadan ayey ku sheegeen mid sharci darro ah , iyagoo markaa sheegay inay qaadayaan tallaabooyinka aan la hureyn si looga hortago sare u qaadista Iran ee...









