Day: August 24, 2025

Home » Archives for August 24, 2025
Wasiirka Qoyska ee XFS oo la kulantay Wasiirka Hormarinta Caalamiga ah ee Norway
Post

Wasiirka Qoyska ee XFS oo la kulantay Wasiirka Hormarinta Caalamiga ah ee Norway

Norway (Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa kulan kula yeelatay magaalada Oslo ee Dalka Norway Wasiirka Hormarinta Caalamiga ah ee Norway Åsmund Grøver Aukrust . Labada Wasiir ayaa kawada hadlay xoojinta xiriirka labada Dowladood iyo sidii la isaga kaashan lahaa arrimaha hormarinta ee laxiriira Carruurta, Haweenka iyo...

Explosion in Mogadishu’s Heliwaa District Leaves One Dead, Soldiers Injured
Post

Explosion in Mogadishu’s Heliwaa District Leaves One Dead, Soldiers Injured

Mogadishu, Somalia – At least one civilian was killed and several government soldiers were injured after an explosion struck the Suuqa Xoolaha neighborhood in Heliwaa district, Banaadir region, on Sunday. According to local sources, the blast targeted a patrol unit of the Federal Government forces operating in the area. Security personnel quickly cordoned off the...

Shirka watashiga arrimaha waxbarashada oo ka furmay Jowhar
Post

Shirka watashiga arrimaha waxbarashada oo ka furmay Jowhar

Jowhar ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Jowhar shirka wadatashiga arrimaha waxbarashada Soomaaliya. Shirkan oo ay hoggaamineyso Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybgalaayo Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federalka iyo Maamulka Gobalka Banaadir. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare...

Muxuu kala hadlay guddoomiyaha golaha shacabka wakiilka Qaramada Midooabay ee Soomaaliya ?
Post

Muxuu kala hadlay guddoomiyaha golaha shacabka wakiilka Qaramada Midooabay ee Soomaaliya ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan. Ujeedka kulanka ayaa waxa uu ahaa xoojinta wada shaqeynta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo xafiiska Qaramada Midoobay...

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho
Post

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya qarax miino oo khasaaro kala duwan geystay oo maanta ka dhacay xaafada Suuqa xoolaha ee degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir. Goob jogayaal kamid ah dadka deegaanka, ayaa sheegay in qaraxa uu haleelay gaari ay wateen ciidanka dowladda, isla markaana uu geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac....

Ruushka oo Ukraine ku eedeyay in ay weerrartay mid ka mid xaruumihiisa nukliyeerka
Post

Ruushka oo Ukraine ku eedeyay in ay weerrartay mid ka mid xaruumihiisa nukliyeerka

Ruushka ( Raxanreeb Online) Mas’uuliyiinta dalka Ruushka ayaa sheegay in dab ka kacay warshad nukliyeer ah oo ku taalla galbeedka gobolka Kursk, ee Ruushka, la damiyey, sidoo kalena nidaamka difaaca cirka uu soo riday diyaarad drone ah oo laga leeyahay Ukraine. War lagu daabacay akoonka warshadda ee baraha bulshada gaar ahaan Telegram ayaa lagu sheegay...

Faah faahino kasoo baxaya duqeyn diyaaradeed oo laga fuliyay buuraha Calmiskaad
Post

Faah faahino kasoo baxaya duqeyn diyaaradeed oo laga fuliyay buuraha Calmiskaad

Boosaaso ( Raxaneeb Online) Dowladda Maraykanka ayaa xalay duqeymo culus ku garaacday togga Baallade, gaar ahaan nawaaxiga Ceelka Maraagade, oo ay ku go’doonsan yihiin xubno katirsan Daacish oo la rumaysan yahay in ay ku jiraan hoggaamiyaal sare. Saraakiil ka tirsan Hawlgalka Calmiskaad ayaa xaqiijiyay in xalay duqeymo culus lagu qaaday aagga Maraagade, oo ay ku...