Muqdisho (Raxanreeb Online) Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa shaacisay in kulanka Madaxweynaha Soomaaliya iyo taliyaha AFRICOM lagu lafa-guray xoojinta iskaashiga amniga iyo wada-shaqeynta Soomaaliya, Mareykanka iyo saaxiibada caalamiga ah, si loo dardar geliyo dagaalka lagula jiro AS iyo ISIS. General Anderson ayaa “carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in dhammaan saaxiibada ay si dhow isugu...
Day: September 4, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wajahan dalka Itoobiya
Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u safraya magaalada Addis ababa, kaddiib markii uu casuumaad ka helay Midowga Afrika. Ujeedka socdaalka madaxweynaha ayaa ah ka qeyb galka Shirka Labaad ee Cimilada Afrika (ACS2) oo ay soo qabanqaabinayso Midowga Afrika (AUC), ayna kasoo qeyb galayaan madaxda dalalka Africa iyo marti sharaf kale. Dhanka kale Abiy Ahmed,...
Ciidanka xoogga dalka oo ka hortagay xubno katirsan AS oo lacag ka qaadi rabay dad shacab ah
Janaale ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Guutada 14-ka October, ay ka sameeyeen tuulooyin ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa si gaar ah waxa ay uga fuliyeen tuulooyinka kala ah Malable, Siigaale iyo Buulo-Arundi oo hoostaga deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Taliyaha...
Dowladda oo shuruuda ay hordhigtay dadka wata Baasaboorka Shisheeye
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa durbo dhaqan gelisay go’aankii 1-da bishan lagu hirgeliyay barnaamijka Fiisaha Electrooniga ee ( E-VISA) . Ilo xog ogaal ah ayaa inoo sheegay in dowladdu ay xoojisay in dal ku galka dadka ajaanibta ah lagu siiyo gudaha garoonka diyaaradaha ee Muqdisho isla markaana uu dhaqan galay go’aankii dhowaan...



