Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay iska horimaadka khasaaraha dhaliyay ee galabta ciidanka dowladda iyo kuwa mucaaradka ku dhex maray saldhigga degmada Warta-nabada ee goboka Banaadir. Dowladda ayaa sheegaty in ay si adag cambaareyneyso falal liddi ku ah amniga caasimadda oo ay ku eedeeysay xubno siyaasiyiin ah oo doonayey inay...
Day: September 24, 2025
Dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo kuwa mucaaradka oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helaya khasaaraha ka dhashay iska horimaad kooban oo galabta ciidanka dowladda iyo kuwa mucaaradka ku dhex-maray saldhigga degmada Warta-nabada ee magaalada Muqdisho. Iska horimaadka ayaa yimid kaddib madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo xubno kale oo mucaaradka...
Somali Police Arrest Officers Accused of Assaulting Civilian
Mogadishu – Somali police announced the arrest of four officers accused of severely assaulting a civilian in Mogadishu’s Siinaay neighborhood. Speaking at a press conference held at the Wardhigley District Police Station, the Banadir Regional Police Commander, Macalin Mahdi, confirmed that the officers are suspected of assaulting Ahmed Siicow, a resident of the area. He...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo si adag uga hadlay jirdil loo geystay…
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Madasha Samatabixinta, Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag u cambaareeyay weerar iyo jirdil bahalnimo ah oo maanta loogu geystay muwaadiniin Soomaaliyeed, kaas oo ka dhacay Suuqa Siinaay ee magaalada Muqdisho. Qoraal uu soo saaray ayuu ku sheegay in falalka foosha xun ee ay geysteen askar...
BRAEKING:Former Somali President Faces Off With Security Forces in Capital Unrest
MOGADISHU – Tensions flared in the Somali capital on Wednesday after opposition leaders led by former President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed arrived at Siinaay Market accompanied by armed security convoys. The visit quickly escalated into violent clashes with government forces already stationed in the area. According to eyewitnesses, government troops commanded by the Somali Police...
Odayaal dhaqameed kasoo jeeda Kenya oo ka shakeeyay dhibaatadii ay kala soo kulmeen kooxda AS
Mandheere ( Raxanreeb Online) Shan Oday dhaqameed oo jeeda degmada Ceelwaaq ee Koonfurta Mandheera, oo ay horraantii sanadkan afduubteen kooxo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin al-Shabaab, isla markaana muddo 62 maalmood ah ku haysteen gudaha Soomaaliya, ayaa ugu dambayntii ka sheekeeyay dhibaatooyinkii ay la kulmeen intii ay afduubnaayeen. Iyaga oo ka hadlayay kulan...
Duqeyn ka dhacday degmada Moqokori oo lagu dilay horjoogayaal katirsan kooxda AS
Moqokori ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ay ka fuliyeen degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan. Howlgalka ayaa lagu dilay saddex kamid ah saraakiisha sar sare ee kooxda Al-shabaab oo halkaasi ku sugnaa. War qoraal ah oo kasoo...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in si sharci darro ah looga kalluumeysto xeebaha Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeeysay sheegtay in xadgudubyada dhinaca badd ee la xiriira kalluumeysiga sharci darrada ah ay xargaha goosteen, iyaga oo gaaray in %25 ilaa % 60. Wasiirka wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka Buluugga ee xukuumadda Soomaaliya Axmed Xasan, ayaa sheegay in kiisaska qaar xitaa ay u dacweeyeen dalal saaxiibo...
Madaxweynaha Mareykanka oo Qaramada Midoobay ku tilmaamay Qalinshubato
New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa cambaareyn dusha uga tuuray ururka Qaramada Midoobey oo uu sheegay in uu ka bayray ujeeddooyinkii loo abuuray, islamarkaana uu farahaha la galay arrimo aan sida uu sheegay dhalanteed ah. Madaxweyne Trump oo ka hadlayey sababihii loo dhisay QM ayaa sheegay in markii hore ururka loo...








