Day: September 25, 2025

Home » Archives for September 25, 2025
Somali PM Condemns Mogadishu Police  Attack as Failed Coup, Government Vows Action as Opposition Plans Protests
Post

Somali PM Condemns Mogadishu Police Attack as Failed Coup, Government Vows Action as Opposition Plans Protests

Mogadishu (Raxanreeb Online) – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has strongly condemned Thursday’s clashes at Warta Nabadda district police station in Mogadishu, describing the incident as a failed coup attempt by opposition forces. He said the attack, carried out by armed militias, was unlawful and aimed at disrupting peace and order in the capital....

Somali Police Report Prison Break After Armed Attack in Mogadishu
Post

Somali Police Report Prison Break After Armed Attack in Mogadishu

The Somali Police Force has announced that a number of inmates escaped from Warta Nabadda District Police Station after an armed assault earlier today. In an official statement, police confirmed that the attack enabled prisoners facing serious charges to flee custody, causing both damage to property and loss of life. The statement strongly condemned the...

RW Xamsa oo mucaaradka ku eedeeyey in ay isku dayeen afgambi dhicisoobay
Post

RW Xamsa oo mucaaradka ku eedeeyey in ay isku dayeen afgambi dhicisoobay

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyey iska horimaadkii shalay ka dhacay saldhigga degmada Warta-nabada ee magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhaxeeyay ciidanka dowladda iyo kuwa mucaaradka. Ra’iisul wasaaraha ayaa ku tilmaamay weerarkaasi inuu ahaa isku day afgambi oo ay mucaaradka sameyeen, balse uu fashilmay, sida uu...

Ciidanka Jubbaland oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Jubbada Hoose
Post

Ciidanka Jubbaland oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Jubbada Hoose

Yaaq dabeel (Raxanreeb Online) Ciidanka daraawiishta dowladda jubbaland gaar ahaan guutada labaad Uruurkeda labaad ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ay ku sugnayeen kooxda Al-shabaab oo ku yaalla gobolka Jubbada Hoose. Howlgalka ayaa waxaa hogaaminaayo taliye Cali Xasan Aadan ( Cali yare ) waxaana laga fuliyay deegaanka yaaq dabeel oo kamid ah keemaha howdka ah...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo digniin u diray xubnaha mucaaradka
Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo digniin u diray xubnaha mucaaradka

Muqdisho (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si adag u cambaareeyay shaqaaqadii ka dhacday saldhigga Booliska degmada Wardhiigley oo uu ku tilmaamay mid abaabulan. Guddoomiye Muungaab oo ka hadlayay kulan ku saabsan amniga oo lagu qabtay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, ayaa sheegay in ficilkaas ay soo...

Madaxweynaha Somaliland oo u amba baxay dalka Imaaraatka Carabta
Post

Madaxweynaha Somaliland oo u amba baxay dalka Imaaraatka Carabta

Hargeysa (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa u dhoofay waddanka Isu-tagga Imaaraatka Carabta, halkaas oo la filayo inuu ka ga qayb galo shirka dhaqaalaha cagaaran ee aduunka (World Green Economy Summit). Shirkan ayaa ka dhici doona xarunta ganacsiga aduunka ee Dubai 1–2 Oktoobar 2025 islamarkaasna ay ka soo qaybgalayaan madax iyo masuuliyiin...

Muxuu kaga hadlay Madaxweyne Xasan Sheekh khudbada uu ka jeediyay kulanka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ?
Post

Muxuu kaga hadlay Madaxweyne Xasan Sheekh khudbada uu ka jeediyay kulanka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ?

New York (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey dood furan oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay kaga arrinsanayeen tiknaloojiyadda casriga ah iyo saamaynta ay ku leedahay ammaanka caalamka. Madaxweynaha ayaa sheegay in garaadka macmilka ah uu yahay xaqiiqo casri ah oo si degdeg ah u beddelaysa nolosha, dhaqaalaha...

Mucaaradka oo ku dhawaaqay banaanbax ka dhan ah dowladda
Post

Mucaaradka oo ku dhawaaqay banaanbax ka dhan ah dowladda

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madasha samata-bixinta mucaaradka ayaa ku dhawaaqay banaanbax nabadeed oo ay kaga soo horjeedaan dowladda burburinta ay ku heyso dhulka dadka shacabka ah ay dagan yihiin. Xubnaha mucaaradka oo kulan warbaahineed ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa shaaciyay in maalinta sabtiga ah ee 27-ka bisha, ay go’aan ku gareen banaanbaxa nabadeed in ay Muqdisho...