Day: September 30, 2025

Home » Archives for September 30, 2025
Dowladda Soomaaliya oo ku guuleysatay siideynta dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaalla dalka Congo
Post

Dowladda Soomaaliya oo ku guuleysatay siideynta dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaalla dalka Congo

Tanzania (Raxanreeb Online) Safiirka Soomaaliya ee dalalka Tanzania iyo Congo, ayaa dadaal badan ku bixiyay sidii uu xabsiyada uga soo deeyn lahaa in ka badan 50 dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyada dalka Congo. Danjire Ilyaas Cali Xasan, ayaa ku guuleystay in xorriyadooda ay dib u helaan in ka badan 50 qof  oo muwaadiniin Soomaaliyeed,...

Ciidanka Booliska oo xiray dhallinyaro falal amni darro ah kawaday garoonka ciyaaraha Muqdisho
Post

Ciidanka Booliska oo xiray dhallinyaro falal amni darro ah kawaday garoonka ciyaaraha Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb Online) Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan  Saldhigga degmada Warta-Nabadda ayaa gacanta ku soo dhigay toddobo dhalinyaro ah, kuwaas oo ku kacay Falal halis galinaya naftooda iyo tan bulshada. Dhalinyaradan ayaa la tilmaamay inay garoonka la soo galeen agab halis ah sida tooreeyada, sakiimo, iyo waxyaabo kale oo khatar ku ah ammaanka dadkii ku...