Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, iyo Guddoomiyaha SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kawada hadlay xaalada guud deegaanadii la xoreeyay iyo qorshayaasha la xiriira howlaha dib u xoreynta dhulka ay gacanta ku hayaan Khawaarijta. Intii uu kulanku socday, labada mas’uul waxay diiradda saareen sidii Hay’adda SoDMA uga...
Day: September 17, 2025
Home » Archives for September 17, 2025
Post
September 17, 2025September 17, 2025Warar
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay saameynta Biyo xireenka Itoobiya uu ku lee yahay geeska Afrika
Doxa ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay xiisada ka dhalatay biyo xireenka Itoobiya, ay dhowaan sameysay taasi oo uu sheegay in ay saameyn ku yeelan karto gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan dalalka uu wabiga Nile maro ee Masar iyo Suudaan. Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa sheegay in arrintaani ay tahay mid...
Post
September 17, 2025September 17, 2025Warar
Iran oo xukun dil ah ku ridday nin lagu eedeyay inuu u basaasayay Yahuuda
Tehran ( Raxanreeb Online) Iran ayaa xukun dil ah ku riday nin lagu eedeeyay inuu u basaasayay Israa’iil, sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday warbaahinta dowladda Arbacadii, ninkaasi oo lagu magacaabo Babak Shahbazi. Iran waxay horey xukunno dil ah ugu riday dad badan oo ay ku eedeysay inay xiriir la leeyihiin hay’adda sirdoonka Israa’iil ee...


