Addis Ababa (Raxanreeb Online) – Somali President Hassan Sheikh Mohamud joined regional leaders on Sunday for the official inauguration of Ethiopia’s Grand Renaissance Dam (GERD), a multi-billion-dollar hydropower project on the Nile River. The ceremony, led by Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed, was also attended by the heads of state from Kenya, Djibouti, and South...
Day: September 9, 2025
Armed Gang Kills One, Injures Another on Outskirts of Baladweyne
(Raxanreeb Online) – Fresh reports have emerged from Hiiraan region after armed assailants attacked two young men on the outskirts of Baladweyne on Monday night, leaving one dead and the other seriously wounded. The incident occurred in the vicinity of Helekilyo village, located about four kilometers east of Baladweyne town. Witnesses said the victims were...
Wiilal dhallinyaro ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay duleedka degmada Baladweyne
Baladweyne ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo xalay labo wiil oo dhallinyaro ah ku dilay duleedka degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan. Dilka labada wiil ayaa la sheegay in ay geysteen kooxo burcad ah oo hubeysan, kuwaasi oo rasaas toos ah ku furay labada ruux, waxaana la xaqiijiyay in mid...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay furitaanka biyo xireenka Itoobiya
Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay munaasabada daaf-furka mashruuca biyo xireenka Itoobiya ee GRAD. Madaxda dalalka Kenya, Jabuuti, Koonfurta Suudaan, ayaa ka qeyb galay daaf-furka, waxa uuna ra’iisul wasaaraha Itoobiya ku soo beegay xariga jarka, xili madaxda ay ka qeyb galayeen meertada labaad ee Cilimada Afrika oo...
Maxey kawada hadleyn wasiirka Ganacsiga ee Soomaaliya iyo dhiggiisa dalka Aljeeriya ?
Aljeeriya ( Raxanreeb Online) Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Ganacsiga Gudaha ee Aljeeriya intii lagu guda jiray Carwada 4-aad ee Ganacsiga Afrika Algiers, 08 September 2025 – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Axmed Aadan (Geesood), iyo Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Aljeeriya, Danjire Yuusuf...



