Day: September 11, 2025

Home » Archives for September 11, 2025
Xubin katirsan kooxda AS oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka
Post

Xubin katirsan kooxda AS oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka

Hiiraan (Raxanreeb Online) Ciidanka Xoogga Dalka ee ka howlgalla gobolka Hiiraan, ayaa maanta waxaa isku soo dhiibay Ibraahin Yuusuf Nuur Muxumed, oo katirsanaa kooxda Al-shabaab isla markaana magaciisa afgarashada uu ahaa (Cimraan), kaasi oo muddo katirsanaa dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab. Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay Ibraahin, oo ku dhashay gobolka Hiiraan sanadkii 2006-dii, uu go’aansaday inuu ka...

Xukuumadda Soomaaliya oo si kulul u cambaaraysay weerarkii lagu qaaday dalka Qatar
Post

Xukuumadda Soomaaliya oo si kulul u cambaaraysay weerarkii lagu qaaday dalka Qatar

Muqdisho (Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuurriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii Israa’iil ay ku qaaday maalmo ka hor magaalada Doha ee caasimada dalka Qatar. Golaha wasiirrada ayaa weerarkaas ku tilmaamay mid gardarro ah oo maamulka Israa’iil uu ka gaystay dalka Qatar gaar ahaan magaalada Doha. Golaha, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya...

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo ka dhacay Muqdisho
Post

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb Online) Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Omar Muumin, ayaa guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee saraakiisha Booliska Caasimadda. Kulanka ayaa inta uu socday lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan howlgaladii toddobaadkii la soo dhaafay, waxaana sidoo kale lagu gorfeeyay sidii loo xoojin lahaa amniga caasimadda loona dar-dargelin lahaa howlgalada...