Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuray Xarunta cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga Dalka, taas oo loo dhisay qaab casri ah, si loo xoojiyo awoodda difaaca iyo sugidda amniga Qaranka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa ku tilmaamay xaruntan astaan muujinaysa dadaallada...
Day: September 13, 2025
Somali Forces Recover Bodies After Ceeldheer Attack, Launch Pursuit Operations
Ceeldheer– Somali government troops have recovered additional bodies of Al-Shabaab militants on the outskirts of Ceeldheer following Saturday’s attack on the town in Galgaduud region. The Ministry of Defense said the Somali National Army, supported by local fighters, is carrying out wide-ranging operations to secure the area and pursue militants who fled into rural zones...
Somali Forces Repel Al-Shabaab Attack on Ceeldheer
Mogadishu – The Somali Federal Government has confirmed that its forces, alongside local community fighters, repelled an Al-Shabaab assault on Ceeldheer town in the central Galgaduud region early Saturday. In a statement released by the Ministry of Defense, officials said government troops inflicted heavy losses on the militant group. “More than 30 Khawaarij militants were...
Waqtiga uu furmi doono kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka labada Aqal oo la shaaciyay
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ilo wareedyo ayaa inoo sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, ay maanta kulan ku yesheen magaalada Muqdisho, kulankoodana uga hadleyn furitaanka kalfadhiyada Baarlamaanka. Madaxweynaha ayaa guddoonka labada Aqal, kala hadlay sababta keentay dib u dhaca fadhiyada Baarlamaanka iyo caqabadaha jira. Madaxweynaha ayaa faray...
NATO oo isku diyaarinaysaa in ay ka difaacdo Ruushka dalka Poland
Ruushka ( Raxanreeb Online) Waddamo badan oo NATO ah ayaa ciidamadooda iyo diyaaradahooda dagaalka u dhaqaaqi doonaan dhanka bari si ay uga jawaabaan duullaanka aan horay loo arag ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ruushku ku qaadeen hawada Poland. Denmark, Faransiiska iyo Jarmalka ayaa ku biiray howlgalka cusub ee lagu xoojinayo isbaheysiga militariga ee garabka...
Taliska AFRICOM oo ka hadlay duqeyn diyaaradeed oo ay ka fuliyeen buuraha Calmiskaad
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Bayaan kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika ee (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in duqeyn ay diyaaradahooda ka fuliyeen buuraha Calmiskaad ay geysteen khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Duqeynta diyaaradeed aya lagu sheegay in si gaar ah loola beegsaday maleeshiyaad katirsan Daacish oo ku dhuumaaleysanayay buuraha Golis gaar ahaan...
Ciidanka amniga Puntland oo gacanta ku soo dhigay nin dil ka geystay Garoowe
Garoowe ( Raxanreeb Online) Howlgal ay sameyeen ciidanka Booliska Puntland ayaa waxa ay ku soo qabteen eedaysane loo haysto dilkii marxuumad Kawsar Maxamed Axmed oo shalay subax ka dhacay magaalada Garoowe. Warkan oo ka soo baxay Taliska Booliska Puntland ayay lagu sheegay in Ciidanka Qeybta Booliska Gobolka Nugaal ku guulaysteen soo qabashada eedaysane Cabdullaahi Muuse...






