Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirada Gaashaandhigga iyo Amniga eexukuumadda Soomaaliya, ayaa maanta ka qaybgalay kulanka ansixinta Qorshaha Qaranka ee Ka-hortagga Qaraxyada Macmalka ah (C-IED), oo ay sidoo kale ka qayb-galeen Lataliyaha Amniga Qaranka iyo wakiilo ka socday beesha caalamka. Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macalin Fiqi oo goobta ka hadlay ayaa caddeeyay go’aanka Wasaaradda Gaashaandhigga ee ah...
Day: September 15, 2025
Dibax ka dhan dilkii Caaqil Cabdullaahi Cumar oo maanta ka dhacay gobolka Sanaag
Sanaag ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in maanta dibax looga soo horjeedo dilkii loogu geystay Caaqil Cabdullaahi Cumar, uu maanta halkaasi ka dhacay. Dibaxa oo ay dhigayaan dad ka careysan dilka Caaqilka, ayaa ku dhawaaqaya erayo ka dhan ah Puntland iyo Imaaraatka Carabta oo ay ku eedeeyeen inay iska...
Booliska Soomaaliya oo xiray dhallinyaro u gafay madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Howlgal ay sameyeen ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ka howlgalla degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho, ayaa gacanta kusoo dhigay afar dhalinyaro ah oo ku eedeeysan inay aflagaado iyo gef cad u geysteen Madaxweynaha Soomaaliya. Eedeysanayaasha ayaa lagu kala magacaabaa Cumar Ciise Salaad, Mahad Cumar Yirid, Amin Maxamed Xasan, iyo Cabdisalaan...
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Doxa si uu uga qeyb galo shir madaxeedka Islaamka iyo Carabta
Doxa ( Raxanreeb Online) Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Doxa ee caasimadda dalka Qadar, ayaa maanta ka qeyb galaya Shirwaynaha Dalalka Islaamka iyo Carabta. Madaxweynaha iyo wefdigiisa waxaa ka garoonka diyaaradaha ee magaalada Doxa ku soo dhaweeyay Sheekh Siciid Binu Cabdiraxmaan Binu Xasan Aala Thani oo ah ku-xigeenka Ra’iisul wasaaraha Qatar ahna...



