Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada qaranka ku qaabilay xiddigta Soomaaliyeed ee caalamiga ah Marwo Ramla Cali oo dalkeenna ku matasha ciyaaraha feerka caalamiga ah. Madaxweynuhu ayaa bogaadiyey doorka iyo dedaalka Ramla Cali, iyadoo ku adkaystay una dhabar adaygtay mataaladda qarankeeda, waxa uuna ku tilmaamay astaan dhiirrigelin iyo midnimo oo...
Month: September 2025
Imaaraatka Carabta oo Soomaaliya ku daray dalalka uu ka mamcuunay Fiisaha sannadka 2026
Dubai ( Raxanreeb Online) Dowladda Imaaraatka Carabta, oo cusbooneysiin ku sameeysay liiska dalalka uu ka mamnuucay in ay helaan dal ku galka waddankaasi, ayaa sannadka soo socda ee 2026, waxa uu ku daray Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay dalkaasi. Liiska dalalka laga joojiyay heli taanka Fiisaha, waxa ay kala yihiin: 1-Afghanistan, 2-Libiya, 3-Somalia, 4-Lubnaan,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo codsaday in dib loo dhigo furitaanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa codsaday in dib loo dhigo furitaanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo markii hore lagu waday inuu furmo maanta oo Sabti ah, sida ay horay u shaaciyeen guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Farriin loo diray xildhibaanada golaha shacabka iyo Senatorada Aqalka sare ayaa lagu...
Maxey kawada hadleyn Siciid Deni iyo safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya ?
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa la kulmay safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya oo ay wehlinayaan saraakiisha amniga ee Geeska Afirka, kulanaasi oo ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Kulanka ayaa looga hadlay qodobo kala duwan oo kamid ah la dagaalanka kooxda Daacish, Amniga guud iyo xaalada Siyaasadeed...
Soomaaliya iyo Shiinaha oo kawada hadlay iskaashi la xiriira la dagaallanka argagixisada
Shiinaha ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Beijing kulan doceed kula yeeshay Wasiirka Difaaca Dallka Shiinaha, Admiral Dong Jun, xilli uu ka qayb-galay Madasha Caalamiga ah ee Difaaca ee Xiangshan. Kulankan ayaa ahaa kii ugu horreeyay ee heer wasiir dhex mara labada dal muddo ku dhow 40 sano, taas oo...
Somalia’s President: “No Entry Without a Visa”
Mogadishu – Somalia’s President, Hassan Sheikh Mohamud, has made it clear: anyone coming into Somalia will now need a visa, no exceptions. Speaking in a recent address, the President said the new E-visa system—introduced on September 1—marks a turning point for the country as it pushes further into digital services and modern governance. “Just as...
Muxuu ku saabsan yahay wadahadalka u dhaxeeya Suuriya iyo Yahuuda ?
Dimishiq ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha ku meel-gaarka ah ee Suuriya, Axmed al-Sharaa, ayaa Arbacadii sheegay in gorgortanka socda ee u dhaxeeya Israel iyo Suuriya si loo gaaro heshiis amni ay soo saari karaan natiijooyin “maalmaha soo socda.” Wuxuu u sheegay warfidiyeenada magaalada Dimishiq in heshiiska amnigu yahay “lagama maarmaan,” iyadoo shardi laga dhigayo in la...
Abiy Axmed ‘Badda Cas annaga ayaa iska leh waana in aan qaybtayada helno
Itoobiya ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa ugu baaqay cid kasta oo diyaar u ah wada-hadal in ay isu diyaariyaan, isagoo sheegay in “helitaanka badda ee Itoobiya uu yahay mid aan laga maarmi karin.” Wuxuu sheegay in Itoobiya ay “ku ducaysanaysay” in ay hesho marin badeed tan iyo shantii sano ee la...
Siciid Deni oo kulamo kawada magaaladda Addis Ababa
Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Deni oo ka soo laabtay safarkiisi waddanka Imaaraatiga Carbeed ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasi oo uu ku booqanayo askar ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo ku soo dhaawacmay Hawlgalka Calmiskaad. Madaxweynaha Puntland oo mudda 9 cisho ah joogay dalka Imaaraadka Carabta...
Maxey kawada hadleyn guddoomiyaha hay’adda SoDMA iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, iyo Guddoomiyaha SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kawada hadlay xaalada guud deegaanadii la xoreeyay iyo qorshayaasha la xiriira howlaha dib u xoreynta dhulka ay gacanta ku hayaan Khawaarijta. Intii uu kulanku socday, labada mas’uul waxay diiradda saareen sidii Hay’adda SoDMA uga...









