Doxa ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay xiisada ka dhalatay biyo xireenka Itoobiya, ay dhowaan sameysay taasi oo uu sheegay in ay saameyn ku yeelan karto gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan dalalka uu wabiga Nile maro ee Masar iyo Suudaan. Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa sheegay in arrintaani ay tahay mid...
Month: September 2025
Iran oo xukun dil ah ku ridday nin lagu eedeyay inuu u basaasayay Yahuuda
Tehran ( Raxanreeb Online) Iran ayaa xukun dil ah ku riday nin lagu eedeeyay inuu u basaasayay Israa’iil, sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday warbaahinta dowladda Arbacadii, ninkaasi oo lagu magacaabo Babak Shahbazi. Iran waxay horey xukunno dil ah ugu riday dad badan oo ay ku eedeysay inay xiriir la leeyihiin hay’adda sirdoonka Israa’iil ee...
RW xamse oo Canaan kala dul dhacay wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada kadib cabasho ka timid Garoonka Aadan Cadde
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo ka jawaabaya dareenka shacabka Soomaaliyeed, oo ka cabanayay in la horumariyo adeegyada garoonka Muqdisho ayaa maanta kormeer ku tagay qaybaha kala duwan ee garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle. Ra’iisul Wasaare Xamsa, oo la hadlayay masuuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo...
Dabley hubeysan oo dilay ganacsade caan ka ahaa magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo ( Raxanreeb Online) Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in saaka bartamaha suuqa magaalada lagu dilay ganacsade caanka ahaa degaanka. kaasi oo loo dilay aano qabiil. Ganacsade Siyaad Cali Xirsi oo caan ka ahaa magaalada Gaalkacyo, ayaa kamid ahaa haldoorka gobolka Mudug , waxaana dilkiisa geystay dabley hubaysan ku weerartay xaruntiisa ganacsi ku...
Soomaaliya iyo Turkiga oo kawada hadlay kordhinta tababarka la siinayo ciidanka dowladda
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, iyo safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Alper Aktas, ayaa kawada hadlay arrimaha la xiriira amniga, iskaashiga, kordhinta tababarada ciidamada iyo qodobo kale. Wasiir Fiqi ayaa bogaadiyay iskaashiga istaraatiijiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, isagoo ku ammaanay doorka muuqda ee Turkigu ka qaato...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay in Somalia ay garab taagan tahay dowladda Qatar
Doxa ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeyb galay shir degdeg ah oo ay yesheen dalalka Islaamka iyo Carabta, kaasi oo lagu qabtay magaalada Doxa ee caasimada dalka Qatar, isla markaana looga hadlayay xaaladda siyaadeed iyo amni ee gobolka, iyo weerarkii Israa’iil ay ku qaaday magaalada Doxa ee caasimada dalka Qatar....
Yahuuda oo bilowday weerarrada ay ku qabsanayso Qasa
Gasa ( Raxanreeb Online) Milatariga Yahuuda ayaa bilaabay weerar dhulka ah Isniintii si ay u qabsadaan Magaalada Qasa, sida ay warisay Axios oo soo xigatay saraakiil Israa’iili ah. Milatariga Israa’iil wax jawaab ah kama bixin codsi loo diray oo ku saabsan in ay faallo ka bixiyaan arrintan la soo wariyay, taasoo ku soo beegantay toddobaadyo...
Maraykanka iyo shiinaha oo heshiis ka gaadhaya TikTok
Washingto ( Raxanreeb Online) Mas’uuliyiin Maraykan ah iyo kuwa Shiine ah ayaa Isniintii sheegay in ay gaadheen heshiis hordhac ah oo uu Maraykanku kula wareegayo aalladda muuqaallada gaagaaban ee TikTok ee uu shiinuhu leeyahay. Warku waxa uu intaasi ku daray in uu jiri doono wicitaan dhinaca taleefanka ah oo Jimcaha ahdhex mari doona Madaxweynaha Maraykanka...
Maxey kawada hadleyn madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga ?
Doxa ( Raxanreeb Online) Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay Shirwaynaha Dowladaha Carabta iyo Islaamka ee ka socday magaalada Doxa, ayaa kulan la qaatay Madaxwaynaha dalka Turkiga Rajab Dayyib Erdogan. Labada Madaxwayne ayaa ka wada-hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee gobolka Bariga Dhexe, iyaga oo sidoo kale hoosta ka wada xarriiqay in...
Shir looga hadlayo sidii looga hortagi lahaa qaraxyada macmalka oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirada Gaashaandhigga iyo Amniga eexukuumadda Soomaaliya, ayaa maanta ka qaybgalay kulanka ansixinta Qorshaha Qaranka ee Ka-hortagga Qaraxyada Macmalka ah (C-IED), oo ay sidoo kale ka qayb-galeen Lataliyaha Amniga Qaranka iyo wakiilo ka socday beesha caalamka. Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macalin Fiqi oo goobta ka hadlay ayaa caddeeyay go’aanka Wasaaradda Gaashaandhigga ee ah...









