Mogadishu (Raxanreeb Online) — President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, on Monday formally signed the new Constitution of the Federal Republic of Somalia, describing it as the central pillar of the country’s state-building process and legal framework, following its approval by both chambers of the Federal Parliament. The President said the...
Day: March 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah u saxiixay dastuurka dalka
Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ah tiirka ugu muhiimsan ee dhismaha dowladnimada iyo nidaamka sharci ee dalka, kaddib markii ay soo ansixiyeen Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in maanta wixii...
Sare kac ku yimid qiimaha shidaalka oo aad looga dareemay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho, ayaa si aad ah looga dareemaya sare ku yimid qiimaha shidaal, kaddib dagaal culus eek a socda Bariga dhexe. Qiimaha shidaal ayaa mar qura si xowli ah sare ugu kacay isaga oo gaaray 77% hal habeen gudaheed. Qaar kamid ah darawalada gadiidka, ayaa sheegay in markii hore hal Litir...
Somalia to Participate in Arab League Meeting on the Situation in the Middle East Today
Foreign ministers of the member states of the Arab League are scheduled to hold a virtual meeting today to deliberate on the rapidly evolving situation in the Middle East, with particular focus on the recent Iranian strikes targeting several Gulf states. The emergency consultation comes amid heightened regional tensions following the attacks, which reportedly resulted...
Pressure Mounts on Somaliland President Amid Government Turmoil
President of the North-West Regions administration, Abdirahman Mohamed Abdullahi “Cirro,” has concluded a series of consultations concerning a planned reshuffle of his Council of Ministers, according to sources familiar with the process. The anticipated changes are expected to result in the dismissal of several ministers from their current positions. Sources indicate that President Cirro has...
Trump oo walaac hor leh ka muujiyay dagaalka Iran
Washington (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo wariyaasha kula hadlay sabtidii isagoo saaran diyaarada Air Force One, ayaa sheegay inuusan doonayn in Kurdiyiintu weerar ku qaadaan Iran, “Ma doonayno in Kurdiyiintu ku lug yeeshaan dagaalkan. Waxaan la leenahay xiriir aad u saaxiibtinimo leh Kurdiyiinta, sidaad ogtihiin, balse ma doonayno in dagaalkan uu noqdo mid...
Kuwait oo si kulul uga hadlay weerarka lagu hayo xarumaheeda
Dowladda Kuwait oo war ka soo saartay weerarkii lagu qaaday Garoonkeeda Diyaaradaha. Ciidanka Kuwait ayaa sheegay in taangiyada shidaalka ee garoonka diyaaradaha ee Kuwait lagu weeraray diyaarad aan duuliye lahayn. “ Taangiyada shidaalka ee garoonka diyaaradaha ee Kuwait International Airport ayaa la kulmay weerar diyaaradaha an duuliyaha lahayn kuwaas oo si toosa u bartilmaameedsaday kaabayaasha...





