Kismaayo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee AFRICOM, Maj. Gen. Claude K. Tudor Jr., iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku yimid Jubaland. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinaca amniga, dardargelinta wada shaqeynta la-dagaallanka Al-shabaab, iyo taageerada howlgalada lagu xaqiijinayo xasilloonida...
Day: March 9, 2026
Home » Archives for March 9, 2026
Post
March 9, 2026March 9, 2026Warar
Qadar oo xabsiga dhigtay in ka badan 300 oo qof
Qadar ayaa qabatay 313 qof oo lagu eedeeyay in ay ku faafiyeen muuqaallo iyo warar kale baraha bulshada. Wasaaradda Gaashaandhigga ee Qatar ayaa ku dhawaaqday in waaxda la dagaallanka dambiyada dhaqaale iyo kuwa elektarooniga ah ee hoos timaadda maamulka guud ee baarista dambiyada ay ku guuleysatay inay qabato 313 qof oo ka kala socda jinsiyado...
Post
March 9, 2026March 9, 2026English
SOMALIA:Hiiraan Displaced Families Face Double Crisis Amid Armed Attacks
Security authorities in Baladweyne have announced a firm crackdown on armed groups reportedly targeting families displaced by the drought affecting parts of the Hiiraan region in Hirshabelle State. Police officials in Baladweyne said they bear a major responsibility in supporting displaced families facing severe hardship and in ensuring that the limited aid reaching them is...


