Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay marxaladdii doodaha iyo qorsheynta, isla markaana loo gudbay dhisidda nidaamyo rasmi ah oo wax ku ool u ah ka jawaabista masiibooyinka. Wuxuu xusay in Soomaaliya ay si joogto ah ula tacaasho abaaro, colaado iyo saameynta isbeddelka cimilada, sidaas darteedna aan...
Day: March 10, 2026
Tensions Rise in Buurhakaba as Local Forces Arm Amid Rift with South West State
Political and security developments are unfolding in Buurhakaba district of Somalia’s Bay region, amid reports of increasing tensions between local authorities and the leadership of South West State, headed by President Abdiaziz Hassan Mohamed “Lafta-Gareen.” Local sources indicate that district authorities and security officials in Buurhakaba have recently distributed weapons and military uniforms to units...
Howlga culus oo ka dhan kooxda AS oo laga fuliyay gobolka Jubbada Hoose
Kudhaa ( Raxanreeb Online) Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxeysa howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka Danab iyo kuwa daraawiishta Jubbaland, kaasi oo ka dhacay deegaano hoosta degmada Kudhaa ee katirsan gobolka Jubbada Hoose. Howlgalkan ayaa yimid kaddib markii ciidanka huwanta ah ay heleen xog ku aadan in xubno katirsan Al-shabaab, isku...
Trump: “Iiraan waxaa ku dhici doona wixii ku dhacay wax ka adag”
Washington (Raxanreeb Online) Madaxweyne Trump ayaa mar kale digniin u diray Iran taasoo ku saabsan carqaladaynta maraakiibta ee Marinka Hormuz. “Haddii Iiraan ay sameyso wax kasta oo joojinaya socodka shidaalka ee Marinka Hormuz, waxaa ku dhici doona weerar ka imanaya Maraykanka oo labaatan jeer ka adag wixii hore loogu garaacay,” ayuu Trump ku yiri bayaan...
Somalia: Opposition Rejects Federal Mandate Extension Amid Rising Tensions
The Council for Somalia’s Future has issued a press statement expressing firm opposition to any attempt to extend the mandates of Somalia’s federal institutions, particularly the Federal Parliament and the Presidency, warning that such a move would contravene the country’s 2012 Provisional Constitution. In the statement, the council noted that under the provisions of the...




