Itoobiya oo hub Casri ah soo iibsatay, xilli uu khilaaf kala dhaxeeyo Soomaaliya

Itoobiya oo hub Casri ah soo iibsatay, xilli uu khilaaf kala dhaxeeyo Soomaaliya

Itoobiya ayaa hubkii ugu tirada badnaa iyo gaadiid gaashaaman kala soo degtay Dekeda Jabuuti.

Gawaadhida gaashaaman ee itoobiya soo dajisatay noocooda waxaa la dhahaa ” Calidus MCAV-20 ” waxaana sameeya imaaraadka isagaa itoobiya siiyay boqolaal xabo oo ka mida beebayaashan casriga ah.

Itoobiya oo xoog ama xeelad doonaysa badda soomaaliya in ay ku helaan ayaa afar dhacdo oo muujinaysa diyaar garow ku dhaqaaqday:

1 waxaa shalay xuduuda feer feer ee gobolka hiiraan kasoo galay tiradii ugu badnayd oo ciidanka miletariga itoobiya ah.

2 waxaa maalmihii udanbeeyay masuuliyiinta itoobiya ay kor meer iyo sahmin ay ku tageen deegaanada Saylac iyo Lughaya.

3 waxay itoobiya soo iibsatay oo sawiro hoose laga soo qaaday gaadiid dagaal oo aad u tirabadan sida sawirka idiinka muuqata.

4 waxay itoobiya soo galisay hub iyo saanad ciidan gobolada dhexe ee dalka iyadoo ay halkaas dagaal beeleedyo culus ka socdaan muddooyinkii udanbeeyay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.