Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

Home » Archives for Mohamed » Page 102
President Hassan Sheikh to Attend Africa Climate Summit in Ethiopia
Post

President Hassan Sheikh to Attend Africa Climate Summit in Ethiopia

Addis Ababa, Ethiopia – The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, is set to travel to Addis Ababa where he will participate in the 2nd Africa Climate Summit. During his visit, President Hassan Sheikh will hold a bilateral meeting with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed. He is also expected to engage...

Lafta-gareen oo xarigga ka jaray garoonka cusub ee diyaaradaha ee degmada Buur hakaba
Post

Lafta-gareen oo xarigga ka jaray garoonka cusub ee diyaaradaha ee degmada Buur hakaba

Buur hakaba (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray Garoon Diyaaradeed cusub oo ay shacabka degmada Buur Hakaba si isku-tashi ah u dhiseen. Tallabadan ayaa noqotay tallaabo taariikhi ah oo lagu dhiirrigelinayo horumarka iyo midnimada bulshada. Munaasabadda xarig-jarka ayaa Madaxweynaha waxaa kala qeybgalay...

Maxey kawada hadleyn wasiir dowlaha Gaashaandhigga ee XFS iyo guddoomiye Shuute ?
Post

Maxey kawada hadleyn wasiir dowlaha Gaashaandhigga ee XFS iyo guddoomiye Shuute ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa shir-guddoomiyay kulan wada-tashi ah oo ku saabsan Hindise-Sharciyeedka Difaaca Qaranka, kaas oo uu la yeeshay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidanka Qalabka Sida, Gaashaanle Sare Xasan Cali Shuute. Kulanka waxaa goob-joog ka ahaa Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda iyo xeeldheerayaasha gacanta ku haya...

Taliyaha kulliyada  difaaca Itoobiya oo cadeeyey in Itoobiya ay awood ku gaari doonto Badda Cas
Post

Taliyaha kulliyada difaaca Itoobiya oo cadeeyey in Itoobiya ay awood ku gaari doonto Badda Cas

Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Dowladda Itoobiya ayaa sare u qaaday damaceeda ku aadanaa helintaanka biyaha badda Cas oo in muddo ah ay qorshahaan wado. Gelinkii dambe ee shalay waxaa tababar loo soo xiray ciidamo cusub oo loo tababaray badda, kuwaasi oo muddooyinkii ugu dambeeyey uu tababar u socday. Taliyaa kulliyadda difaaca ee Itoobiya Jeneraal...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar Ruushku ku qaaday caasimada Ukriane
Post

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar Ruushku ku qaaday caasimada Ukriane

Kyiv ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay dhowr iyo toban kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar habeeninmo oo uu Ruushka ka geystay caasimadda Ukraine ee Kyiv. Booliiska Ukraine ayaa sheegay in labada qof ee meydadkooda laga helay goobtii weerarka ka dhacay degmada Svyatoshynsky ee Kyiv ay ahaayeen haweeney 32 jir ah...

Hay’adda SoDMA oo daah-furtay shir looga hadlayay xoojinta howlaha gargaarka bini’aadannimada ee dalka
Post

Hay’adda SoDMA oo daah-furtay shir looga hadlayay xoojinta howlaha gargaarka bini’aadannimada ee dalka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa daah-furay shir muhiim ah oo looga hadlaayay xoojinta doorka haweenka ee howlaha gargaarka bini’aadannimada ee dalka. Shirkan waxaa ka soo qayb-galay mas’uuliyiin ka socotay ururada caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah, oo ay ka mid yihiin Agaasimaha UN Women ee Soomaaliya...

Sarkaal horay uga tirsanaa ciidanka Somaliland oo asiga meyd ah laga helay hoteel ku yaalla Hargeysa
Post

Sarkaal horay uga tirsanaa ciidanka Somaliland oo asiga meyd ah laga helay hoteel ku yaalla Hargeysa

Hargeysa ( Raxanreeb Online) Taliska Booliska Somaliland, ayaa xaqiijiyay in sarkaal hore uga tirsanaa ciidanka Booliska Somaliland, laga helay asiga oo meyd ah qolkii uu ka deganaa hotel ku yaalla degmada Gacan-libaax ee magaalada Hargeysa. Qoraalka kasoo baxay Booliska ayaa la sheegay in sarkaalka geeriyooday uu horay uga mid ahaa halgamayaashii SNM ee Somaliland. “Alle...

SOMALIA: 12 Al-Shabaab Militants Killed in Galgaduud Operation
Post

SOMALIA: 12 Al-Shabaab Militants Killed in Galgaduud Operation

MOGADISHU (Raxanreeb) — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) said its forces, supported by international partners, carried out a planned operation in Ceel-dhiiqo Weyne, between Ceel-lahelay and Ceel-garas in Galgaduud region. In a statement, NISA confirmed that 12 Al-Shabaab members, including senior commanders, were killed, while 13 others were seriously wounded. The strike targeted...

Howlgal lagu dilay 12 xubnood oo katirsanaa AS oo laga fuliyay gobolka Galgaduud
Post

Howlgal lagu dilay 12 xubnood oo katirsanaa AS oo laga fuliyay gobolka Galgaduud

Galgaduud ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa howlgal qorsheysan oo ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ay ka fuliyeen deegaanka Ceel-dhiiqo Weyne, oo u dhexeeya deegaannada Ceel-lahelay iyo Ceel-garas ee Gobolka Galgaduud. Howlgalka ayaa la sheegay in lagu dilay 12 xubnood oo ka tirsan...

Putin oo diiday in ciidamo xaqiijinaya ammaanka la geeyo Ukraine
Post

Putin oo diiday in ciidamo xaqiijinaya ammaanka la geeyo Ukraine

Moscow ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa diiday soo-jeedimaha Reer Galbeedka ee ku saabsan in la geeyo “ciidan xaqiijinaya ammaanka” Ukraine maalinta xigta marka xabbad-joojin la gaaro, kadib shir ka dhacay magaalada Paris oo lagu doonayay in lagu dhameystiro qorshayaasha dammaanad-qaadka amniga. Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in 26 ka mid ah...