Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)

Ciidanka dowladda iyo xubno katirsan Shabaab oo weli ku dhex dagaalamaya hotel Qaahira
Post

Ciidanka dowladda iyo xubno katirsan Shabaab oo weli ku dhex dagaalamaya hotel Qaahira

Baladweyne ( Raxanreeb Online) Faaf faahino  dheeraad ah ayaa  ka soo baxaya weerarkii  saakay kooxda Al-shabaab ay ku qadeen  Hotel Qaahira ee ku yaalla xaafada Howl-wadaag ee magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Warar hordhac ayaa sheegaya in weerarka ku dhintay  10 qof oo ay ku jiraan Odayaal dhaqan, Siyaasiyiin, dhalinyaro iyo Sarkaal sare oo...

Gabar Adeerkeed ku dishay Kenya
Post

Gabar Adeerkeed ku dishay Kenya

Kenya ( Raxanreeb Online) Ciidamada Booliska Kenya gaar ahaan waaxda dambi baaritsa ayaa waxa ay dabalgal ku hayaan Gabar 19 jir ah oo dishay Adeerkeed oo 41 jir ah. Dilka ayaa Booliska waxa ay shegeen inuu ka dhacay Xaafada Ong’eche ee ismaamulka Kisumu ee dalka Kenya. Gabadha ayaa la sheegay  sababta ay u dishay adeerkeed...

Dolwadda Suuriya iyo Ciidamada Kurdiyiinta oo heshiis gaaray
Post

Dolwadda Suuriya iyo Ciidamada Kurdiyiinta oo heshiis gaaray

Dimishiq ( Raxanreeb Online) Madaxtooyada Suuriya ayaa Isniintii ku dhawaaqday heshiis ay sheegtay in Isniintii shalay ay kala saxiixdeen Dowladda Suuriya iyo kooxda hubeysan ee Kurdiyiinta Suuriya ee loo soo gaabiyo SDF. Dhinacyada ayaa sheegay in ay ku heshiiyeen in SDF oo maamusha gobolka Waqooyi-bari ay ku biirto dowladda cusub, isla markaana ay ciidamadoodu la...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta u amba baxay dalka Imaaraatka Carabta
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta u amba baxay dalka Imaaraatka Carabta

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u safray dalka istugga Imaaraatka Carabta, kaddib caasumaad uu ka helay madaxda dalkaasi. Madaxtooyada Soomaaliya waxa faah faahin ah kama aysan bixin mudada uu qaadan doono iyo ujeedka safarkiisa, iyo waxa uu salka ku hayo. Dhinaca kale madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay...

Kooxda Shabaab oo isaga baxday deegaano ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe iyo sababta
Post

Kooxda Shabaab oo isaga baxday deegaano ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe iyo sababta

Ceel-baraf ( Raxanreeb Online) Sida ay sheegayaan wararka anu ka heleyno gobolka Shabeellaha Dhexe kooxda Al-shabaab,  ayaa iskaga baxday magaalooyinka Ceel-baraf iyo Biya-cadde kaddib markii ay la kulantay duqeymo culus oo laga fuliyay halkaasi. Wararka ayaa intaas ku adaraya  in kooxda ay iskugu  yeertay dad yar oo ku sugnaa Ceel-baraf,  kadibna ay ku wareejiyeen furaha...

Golaha Shacabka oo u codeeyey hindise sharciyeedka Cadaaladda day’yarta Soomaaliyeed
Post

Golaha Shacabka oo u codeeyey hindise sharciyeedka Cadaaladda day’yarta Soomaaliyeed

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Kulan ay maanta Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ku yesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayey uga hadleyn ajandayaal dhowr ah. Kulanka xildhibaanada ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiye Aadan Madoobe iyo ku-xigeenadiisa, waxaa kulan soo xaadiray inta badan xildhibaanada golaha Shacabka. Xildhibaanada oo akhris kala duwan soo marsiiyey hindise...

Muxuu kala hadlay madaxweyne Xasan Sheekh culimada Soomaaliyeed ?
Post

Muxuu kala hadlay madaxweyne Xasan Sheekh culimada Soomaaliyeed ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, isaga oo la wadaagay muhiimadda isku xirnaanta culimada, shacabka iyo dowladda oo laf-dhabar u ah qarannimada Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa culimada ku bogaadiyey kaalintooda muhiimka ah ee ay ku leeyihiin wacyigelinta bulshada, dib-u-heshiisiinta iyo xasilinta...

Somali Defense Minister Addresses Al-Shabaab’s Brief Takeover of Balcad
Post

Somali Defense Minister Addresses Al-Shabaab’s Brief Takeover of Balcad

Mogadishu (Raxanreeb Online) – Somalia’s State Minister of Defense, Omar Ali Abdi, has spoken about the recent security developments in the country, particularly the brief seizure of Balcad district in the Middle Shabelle region by Al-Shabaab militants. Speaking candidly, Minister Abdi acknowledged that Al-Shabaab had managed to take control of Balcad but emphasized that their...

Wasiir dowlaha Gaashaandhigga oo ka hadlay qabashadii Shabaab ee degmada Balcad
Post

Wasiir dowlaha Gaashaandhigga oo ka hadlay qabashadii Shabaab ee degmada Balcad

Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiir dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Cumar Cali Cabdi, ayaa ka hadlay xaalada amniga dalka iyo qabashadii Al-shabaab ee todobaad ka hor degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wasiir dowladaha ayaa sheegay in ay Al-shabaab ay qabsadeen Balcad balse ay awoodi waayeen in ay sii jogaan magaalada. Cumar waxa uu sheegay...