Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

President Hassan Sheikh Leads Somali Teachers’ Day Celebration at Mogadishu Stadium
Post

President Hassan Sheikh Leads Somali Teachers’ Day Celebration at Mogadishu Stadium

Mogadishu, Somalia – A ceremony marking Somali Teachers’ Day is taking place at Mogadishu Stadium, with President Hassan Sheikh Mohamud, senior government officials, members of the education sector and large numbers of students in attendance. As part of the event, a football match between two teams representing schools and universities was held to honour teachers...

Soomaaliya oo xaqiijisay in ay ka go’an tahay xoojinta amniga Badda
Post

Soomaaliya oo xaqiijisay in ay ka go’an tahay xoojinta amniga Badda

Brussels ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka hadlay taageeriddiisa iskaashiga dhinacyada badan, iyo xal u helidda khilaafaadka si nabad ah, iyo xoojinta hay’adaha caalamiga. Waxa uu adkeeyay muhiimadda wadahadalka, xasiloonida gobolka, iyo horumarka sinnaanta ku dhisan ee wax looga qabanayo caqabadaha caalamiga. Wasiir Cabdisalaan ayaa...

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika
Post

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Koonfur Afrika ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa ganacsade Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay xaafadda Philipi  oo katirsan magaalada  Cape Town ee dalka Koonfur Afirka. Alle ha u naxariistee Mawaadin la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamud Cabdi Cismaan, kaasi Burcad koonfur Afrikan ah ay ku dileen dukaankiisa isagoo ku guda...

Maxaa ka jira in Maxkamadda EACJ ay go’aamisay in dib loo celiyo xubnaha Soomaaliya?
Post

Maxaa ka jira in Maxkamadda EACJ ay go’aamisay in dib loo celiyo xubnaha Soomaaliya?

Tanzania ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay warka sheegaya in la hakiyay sagaalka xubnood u soo xushay baarlamaanka Ururka Bariga Afrika. Safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania Ilyaas Cali Xasan ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warka ah in Maxkamadda Cadaaladda Ururka Bulshada Bariga Afrika (EACJ) ay go’aamisay in dib loo celiyo xubnaha Soomaaliya...

Trump oo ku dhawaaqay go’aan ka dhan ah Soomaalida qaxootinimada ku jooga Mareykanka
Post

Trump oo ku dhawaaqay go’aan ka dhan ah Soomaalida qaxootinimada ku jooga Mareykanka

News York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa jimcihii shalay sheegay in uu si dhakhso ah u joojinayo sharciga badbaadada ku meel-gaar ah (TPS) siinaya dadka qaxootinimada ku jooga Minnesota. ‘’Koox Soomaali ah ayaa argagax ku haya shacabka gobolkaas weyn, waxaana la waayay balaayiin doolar” ayuu Trump ku sheegay qoraal uu soo dhigay...

Somali Businessman Shot Dead Inside His Shop in Cape Town
Post

Somali Businessman Shot Dead Inside His Shop in Cape Town

Cape Town (South Africa) – Somali businessman Maxamuud Cabdi Cusmaan was shot dead on Thursday night inside his shop in the Philipi neighborhood of Cape Town, according to local sources. Witnesses report that the incident occurred inside the store where he worked, with no signs of robbery or theft reported at the scene. South African...

Ex-President,Farmaajo Decries Political Intimidation in Somalia
Post

Ex-President,Farmaajo Decries Political Intimidation in Somalia

Former President of the Federal Republic of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmaajo, has strongly condemned what he described as the unlawful arrest and mistreatment of Kaamil Cabdi Macow, a prominent youth activist working on youth rights and democracy, who has been held in Mogadishu for several days in a manner he says is inconsistent with the...

Golaha wasiirrada oo ansixiyay shuruucyo iyo heshiiso muhiim u ah dalka
Post

Golaha wasiirrada oo ansixiyay shuruucyo iyo heshiiso muhiim u ah dalka

Muqdisho (Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey shuruuc iyo hehsiisyo muhiim u ah dalka. Kulanka oo shir guddoomiyay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa diirada lagu saaray arrimaha xuquuqda haweenka iyo iskaashiga  jawaabida xaalada abaarta dalka. Inta uu kulanka socday golaha ayaa ansixiyay...

Farmaajo oo ku tashanaya codadka labo garab (Warbixin)
Post

Farmaajo oo ku tashanaya codadka labo garab (Warbixin)

Muqdishob (Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa toddobaadkii hore booqasho ku yimid Muqdisho seddex sano kaddib markuu ka dhoofay caasimadda Soomaaliya oo uu degay Dooxa, caasimadda Qadar. Madaxweynihii hore waxaa soo dhoweeyey labo kooxood oo kala dano ah. Koox aad u taageersan kala goynta Soomaaliya iyo koox leh labo ujeedddo, hadba...

Trump oo saxiixay sharci lagu fasaxayo feylasha fadeexadda Eipstein
Post

Trump oo saxiixay sharci lagu fasaxayo feylasha fadeexadda Eipstein

New York (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa saxiixay sharci amraya in la sii daayo faylasha fadeexadda galmada ee dambiilahii dhintay, Jeffrey Epstein. Sharcigu wuxuu ku amrayaa Waaxda Cadaaladda inay soo saarto dukumentiyada baaritaankeeda Epstein soddon maalmood gudahood. Madaxweyne Trump hore ayuu uga soo horjeeday sii deynta faylasha, laakiin wuxuu beddelay mowqifkiisii toddobaadkii hore...