Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay guushii garsoore Cumar Cartan
Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay guushii garsoore Cumar Cartan

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa umadda Soomaaliyeed gaar ahaa bahda Ciyaaraha ugu hambalyeeyay guusha taariikhiga ah ee uu soo hooya Garsooraha heeraha caalami ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan oo ku guuleystay billada Garsooraha Sanadka ee Afrika 2025 oo ay guddoonsiyeen Xiriirka Kubadda Cagta ee Afrika (CAF). “Waxaan umadda Soomaaliyeed...

Deni Under Pressure as Puntland Unveils Austerity Budget
Post

Deni Under Pressure as Puntland Unveils Austerity Budget

The Puntland Ministry of Finance has released the state budget for the 2026 fiscal year, revealing a significant overall reduction driven largely by a decline in international development projects and the government’s public investment programme. According to the figures presented, the 2026 budget is set at US$315.7 million, down from US$466.8 million in 2025 –...

U.S. Conducts New Airstrikes on ISIS Positions in Somalia’s Bari Region
Post

U.S. Conducts New Airstrikes on ISIS Positions in Somalia’s Bari Region

U.S. warplanes have carried out heavy overnight airstrikes against suspected ISIS (Daacish) positions in Bari region of Puntland State in north-eastern Somalia, local security officials said. The strikes, conducted late last night, targeted what officials described as strategic locations used by ISIS, including command posts and defensive positions. The areas hit are believed to have...

Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ee Koonfur Galbeed ?
Post

Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ee Koonfur Galbeed ?

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo diiradda lagu saaray Arrimo Muhiim ah oo ku saabsan Maamulka iyo Horumarinta Adeegyada Bulshada. Golaha Wasiirada ayaa si aqlabiyad leh u Ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda Koonfur Galbeed ee sanadka soo socda. Miisaaniyaddan ayaa loogu talagalay in lagu...

Ciidanka Macawiisley oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaan ku yaalla gobolka Mudug
Post

Ciidanka Macawiisley oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaan ku yaalla gobolka Mudug

Xaradheere ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay howlgal ciidanka deegaanka ee macawiisleyda ka howlgala degmada Xarardheere ay xalay fuliyeen howlgal si gaar ah loo qorsheeyay, kaasi oo si toos ah loogu beegsaday maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanayay tuulada Dumaaye ee gobolka Mudug. Howlgalka ayaa lagu dilay 6 xubnood, waxaana gacanta lagu soo dhigay...

SNA Forces Kill Three Al-Shabaab Militants in Planned Operation Near Hudur
Post

SNA Forces Kill Three Al-Shabaab Militants in Planned Operation Near Hudur

The Federal Government of Somalia has provided details of a security operation carried out in the Moora-gaabey area, located approximately 37 kilometres from Xudur, the capital of Bakool region in the South West State. In a statement, the government said the operation was carefully planned and executed, resulting in the killing of three members of...

Canada oo muwaadiniinteeda uga digtay in ay u safraan Soomaaliya
Post

Canada oo muwaadiniinteeda uga digtay in ay u safraan Soomaaliya

Canada ( Raxanreeb Online) War lagu daabacay Website ay leedahay dowladda Canada ayaa looga digay muwaadiniinta dalkaasi in ay u safraan Soomaaliya. “Xaaladda amniga ee Soomaaliya waa mid aad u kacsan, khatarta argagixisada gudahana waa mid aad u sareysa, gaar ahaan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya iyo caasimadda Muqdisho,” ayaa lagu yiri qoraalka. Warkaan ayaa sidoo...

Booliska degmada Guriceel oo gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan dilka ganacsade
Post

Booliska degmada Guriceel oo gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan dilka ganacsade

Guriceel ( Raxanreeb Online) Ciidamada Booliska ee dowlad goboleedka Galmudug, ayaa ku guuleystay in ay soo qabtaan nin ku eedeysan dilka xalay gudaha degmada Guriceel looga geystay Deeq Cabdi Jaamac oo ahaa ganacsade kamid ah dadka deegaanka. Guddoomiye ku-xigeenka degmada Guriceel Shaafici Jaamac Cabdi, iyo Taliyaha Booliska degmada, ayaa ka hadlay soo qabashada gacan ku...

Hoggaamiyihii tobanaanka sano xukumaysay Bangladesh oo xukun lagu ridayo
Post

Hoggaamiyihii tobanaanka sano xukumaysay Bangladesh oo xukun lagu ridayo

Sida uu baahiyay, xafiiska diiwaangelinta ee maxkamadda ayaa ku dhawaaqay in maxkamaddu ay go’aankeeda ku dhawaaqi doonto 11-ka subaxnimo. Xeer ilaalinta ayaa dalbatay ciqaabta ugu badan, tusaale ahaan ciqaabta dilka, oo ka dhan ah Sheekh Xasinaa iyo Asaduzzaman Khan Kamal. Dhanka kale, Maxkamadda Sare waxay warqad u qortay Xarunta Ciidanka iyadoo codsanaysa in la geeyo...

Ciidanka xoogga oo howlgal ku dilay xubno katirsan kooxda AS
Post

Ciidanka xoogga oo howlgal ku dilay xubno katirsan kooxda AS

Xudur ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya howlgal ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ay xalay ka sameyeen nawaaxiga deegaanka Moora-Gaabeey, oo 37 km u jirta degmada Xudur ee gobolka Bakool. Howlgalka oo si xeeladeysan loo abaabulay ayaa waxaa lagu dilay in ka badan saddex katirsan Al-habaab, halka in ka badan toban xubnood oo...