Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

Lataliye hore oo sheegay in Soomaaliya aysan waqti dhow doorasho ka dhici karin
Post

Lataliye hore oo sheegay in Soomaaliya aysan waqti dhow doorasho ka dhici karin

Muqdisho (Raxanreeb Online) Cabdirisaaq Xasan oo ahaa Lataliyihii hore ee dhinaca amniga madaxweynihii hore ee dowladii KMG Cabdullaahi Yuusuf Axmed, oo wareeysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Warbaahinta Raxanreeb، ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo mid ah doorashadii ka dhacday Puntland  iyo tan soo socota ee dowladda federaalka Soomaaliya. C/risaaq Xasan ayaa sheegay in bisha...

Doon ku rogmatay xeebaha Libya oo ay tahriibayaal ku dhinteen
Post

Doon ku rogmatay xeebaha Libya oo ay tahriibayaal ku dhinteen

Liibiya ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan 4 qof ayaa dhimatay kadib markii labo doonyood oo ay la socdeen ku dhawaad ​​100 qof oo tahriibayaal ah ay ku dagtay xeebaha dalka Liibiya Sabtidii, sida ay sheegeen shaqaalaha gurmadka. Dadka in ay dhinteen ay xaqiijisay Bisha Cas ee Liibiya ilaa hadda waxa ay ahaayeen dhammaan rakaabkii la...

UK oo u sheegtay muwaadiniinteeda go’aan ku saabsan E-Visaha Soomaaliya
Post

UK oo u sheegtay muwaadiniinteeda go’aan ku saabsan E-Visaha Soomaaliya

London ( Raxanreeb Online) Dowladda UK ayaa sheegtay dadka haysta dhalashada dalkeeda marka ay u safrayaan Soomaaliya in ay haystaan E-visaha. Dadka ayaa loo sheegay in ay qasab tahay in ay haystaan dalku galka elektaronikada ah marka ay u safryaan magaalada Muqdisho. Sidoo kale waxay UK sheegtay in looga baahan yahay dal ku gal dadka...

Dowladda Masar oo ciidamo badan u milatari ah u Tababartay Soomaaliya
Post

Dowladda Masar oo ciidamo badan u milatari ah u Tababartay Soomaaliya

Masar ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sanadihii u dambeeyay dalka Masar u dirtay ciidan tiro badan oo loogu talagalay in ay soo qaataan tababaro kala duwan oo dhanka milatariga ah, oo ay ku jiraan tababarka ciidamada dhulka, saraakiisha hoggaanka, cutubyada badda iyo cirka, iyo barashada qalabka farsamada iyo isgaarsiinta milatariga. Tababarku waxa uu...

Somali National Army Launches Major Operation in Middle Shabelle
Post

Somali National Army Launches Major Operation in Middle Shabelle

Shabeellaha Hoose — The Somali National Army (SNA), led by the elite Gorgor Commandos, conducted a major security operation on Sunday in the areas of Calanley, Masaale, and Ruun-Shiiqow in the Middle Shabelle region. The operation targeted locations where Al-Shabaab militants were reportedly engaged in activities aimed at destabilising security and extorting local residents. Lieutenant...

Ciidanka xoogga oo howlgal culus ka fuliyay deegaano katirsan Shabeellaha Hoose
Post

Ciidanka xoogga oo howlgal culus ka fuliyay deegaano katirsan Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya howlgal ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumandooska Gor Gor ay maanta ka sameyeen Deegaanada Calanley, Masaale Iyo Ruun shiiqow ee Gobalka shabelaha dhexe. Howlgalkan ayay ciidanku ku gaareen gooba la Soo weriyay in kooxaha Al-shabaab ee ah kawadeen qal qalgelin amni Iyo baada dadka...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dib u dayartirka xarumo caafimaad
Post

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dib u dayartirka xarumo caafimaad

Muqdisho (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa sabtida maanta dhagax-dhigay dib-u-dayactirka iyo dhismaha 18 xarumo caafimaad oo casri ah, kuwaas oo lagu qalabeyn doono agab caafimaad oo dhamaystiran. Munaasabadda dhagax-dhigga Mashruuca caafimaad ayaa lagu qabtay Xarunta Hooyada iyo Dhallaanka (MCH) ee Waaberi, iyadoo ay goob joog...

Somali Army Officer Accused of Fatally Shooting 11-Year-Old Orphan in Mogadishu
Post

Somali Army Officer Accused of Fatally Shooting 11-Year-Old Orphan in Mogadishu

A Somali National Army officer has been accused of killing an 11-year-old boy in the Haanta Dheer neighbourhood of Mogadishu last night, according to the victim’s family. Eyewitnesses and relatives of the deceased confirmed to Raxanreeb Media that the officer, whose house is located near the scene of the incident, became irritated by the noise...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo isku maandhaafsan kaalinta Xildhibaannada
Post

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo isku maandhaafsan kaalinta Xildhibaannada

Kismaayo (Raxanreeb Online) Waxaa dhowaan la filayaa inuu Kismaayo ka qabsoomo shir ay ka soo qeybagalayaan siyaasiyiita ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay maamullada Jubaland iyo Puntland horseed ka yihiin. Caqabad aan la filaynin ayaa soo foodsaartay qabanqaabiyayaasha shirka oo markii hore aan loo sheegin in Xildhibbaannada iyo Senetarrada Somaliland ka qeybgalkooda doorasho dadban...

U.S. Embassy Probes Possible Cyberattack on Somalia’s E-Visa System
Post

U.S. Embassy Probes Possible Cyberattack on Somalia’s E-Visa System

MOGADISHU, Somalia — The United States Embassy in Mogadishu has said it is monitoring reports that Somalia’s E-visa system may have been hacked, noting that it has not yet been confirmed whether the personal data of U.S. citizens was compromised. In a statement, the embassy said it is closely following the situation after reports indicated...