Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)

Maxkamadda ICC oo soo saartay amar lagu soo xirayo hogaamiyayaasha Taalibaan
Post

Maxkamadda ICC oo soo saartay amar lagu soo xirayo hogaamiyayaasha Taalibaan

Afgaanistaan ( Raxanreeb Online) Maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada dagaalka ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo laba ka mid ah madaxda sare ee ururka Taliban, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay tacadiyo u geystaan ​​haweenka iyo gabdhaha dalka Afgaanistaan. Maxkamadda fadhigeedu yahay magaalada Hague ayaa xaqiijisay “sababo macquul ah” oo lagu aamini karo in...

Shir looga hadlayo natiijada shirkii Gogosha wadatashiga Qaran…
Post

Shir looga hadlayo natiijada shirkii Gogosha wadatashiga Qaran…

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya  Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo ay wehliyaan Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka ee Soomaaliya Xasan Macalin Maxamuud iyo Waxbarashada Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa Saxiibada caalamka kulan gaar ah kala yeeshay ka mirodhalinta natiijada shirkii Gogosha Wadatashiga Qaran. Shirka ayaa si qotodheer looga hadlay dhaqanka fiican ee gogosha nabaeed,...

Maxey kawada hadleyn madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa Masar ?
Post

Maxey kawada hadleyn madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa Masar ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay qasriga Al-calamayn, dhiggiisa Jamhuuriyadda Carabeed ee Masar Mudane Cabdifataax Al-Sisi. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo arrimaha istaraatiijiga ah ee labada dal iyagoo si qotodheer iskula soo qaaday dardargalinta isku xirka labada shacab, waxa uuna...

Wasiirkii Gaadiidka dalka Ruushka oo is dilay kaddib markii…
Post

Wasiirkii Gaadiidka dalka Ruushka oo is dilay kaddib markii…

Moscow ( Raxanreeb Online) Guddiga baarista ee Ruushka ayaa sheegay in wasiirkii hore ee gaadiidka Ruushka Roman Starovoit la helay meydkiisa, isagoo u muuqda inuu isdilay. Waxaa goor sii horeysay oo isniin ah xilka ka qaaday madaxweyne Vladimir Putin. Ma jirto wax loo sababeeyay xil ka qaadista Starovoit, waxaana lagu dhawaaqay wasiir ku xigeenka gaadiidka...

Al-Shabaab Launches Twin Attacks in Hiran Region
Post

Al-Shabaab Launches Twin Attacks in Hiran Region

Moqokori, Somalia – Al-Shabaab militants launched a coordinated attack early Monday morning on the village of Gumare, located approximately 40 kilometers from Moqokori district in the central Hiran region. The assault began with a series of vehicle-borne improvised explosive devices (VBIEDs), followed by intense gunfire, according to local sources. The attack quickly escalated into a...

Xaalada magaalada Nairobi oo saakay cakiran iyo dibadbaxyo…
Post

Xaalada magaalada Nairobi oo saakay cakiran iyo dibadbaxyo…

Nairobi ( Raxanreeb Online) Waxaa saaka laga dareemayaa xiisad iyo cabsi xooggan magaalada Nairobi iyo magaalooyin kale oo waaweyn, iyadoo la filayo in dibadbaxyo ay ka dhacaan maanta. Ciidamo ayaa aroortii lagu daadiyay waddooyinka, waxaana gebi ahaan la xiray marinada bartamaha magaalada (CBD), oo ay ka mid yihiin Waiyaki Way, Uhuru Highway, iyo qaybo ka...

DEGDEG: Qarax goordhow ka dhacay degmada Moqokori
Post

DEGDEG: Qarax goordhow ka dhacay degmada Moqokori

Moqokori ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, ayaa waxa ay sheegayaan in goordhaweyd qarax khasaaro geystay uu ka dhacay gudaha degmadaasi. Goob jogayaal ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo lala beegsaday goob ay ku sugnayeen dad shacab ah iyo ciidamo katirsan macawiisleey....

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qaahira & qorshaha
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qaahira & qorshaha

Qaahira (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, halkaas oo uu ku tegay safar shaqo. Inta uu joogo dalka Masar, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu la kulmi doonaa dhiggiisa dalka Masar Cabdulfataax Al-Sisi si ay uga wada hadlaan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu wado inuu u safro dalka Masar
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu wado inuu u safro dalka Masar

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sida ay wararka sheegayaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socdo uu u ambo baxo dalka Masar. Kulanka labada madaxweynaha ayaa la qorsheynayaa in diirada lagu saari doono dhinacyada amniga gaar ahaan howlgalka ciidanka AUSSOM oo sannadkan ay Masar ku soo biirtay. Geesta kale madaxweynaha Masar...