Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

Golaha shacabka oo u codeeyey guddiga madaxbanaan ee xuquuqul Insaanka
Post

Golaha shacabka oo u codeeyey guddiga madaxbanaan ee xuquuqul Insaanka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaanad Baarlamaanka golaha shacabka ee Soomaaliya, oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, ayaa ansixiyay guddiga madaxbanaan ee xuquuqul insaanka oo ay horgeeysay wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka ee xukuumadda Soomaaliya. Dood dheer kaddib xildhibaanada ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyay 142 mudan ayaa...

Maamulka Jubbaland iyo Qaramada Midoobay oo kawada hadlay xaalada gobolka Gedo
Post

Maamulka Jubbaland iyo Qaramada Midoobay oo kawada hadlay xaalada gobolka Gedo

Gedo ( Raxanreeb Online) Maxamuud Sayid Aadan madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland, ayaa si kulul u weeraray dowladda federaalka Soomaaliya, isaga oo ku eedeeyay in ay wado qorsho hali gelin kara, amniga iyo adeegyada bulshada ee gobolka. Madaxweyne ku-xigeenka, oo kulan fogaan arag ah la yeeshay mas’uuliyiin katirsan xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa ugu warbixiyay...

Pakistan oo lagu eedeeyay in ay duqeysay caasimada Afqanistan ee Kabul
Post

Pakistan oo lagu eedeeyay in ay duqeysay caasimada Afqanistan ee Kabul

Kabul ( Raxanreeb Online) Wasaaradda Difaaca ee Afgaanistaan ​​ayaa Pakistan ku eedeysay in ay ku soo xadgudubtay hawadeeda, islamarkaana ay duqeymo cirka ah ka geysatay labo goob oo ay ku jirto Kabul. War qoraal ah oo ay soo saartay wasaaradda gaashaandhigga Afghanistan oo lagu daabacay barta bulshada ee ‘X’ ayaa lagu sheegay in Pakistan ay...

Tensions Rise as Jubbaland Accuses Mogadishu of Meddling in Gedo Affairs
Post

Tensions Rise as Jubbaland Accuses Mogadishu of Meddling in Gedo Affairs

The Jubbaland State Government has accused the Federal Government of Somalia of interfering in the affairs of the Gedo region, warning that such actions could ignite fresh tensions and conflict. In a statement released after a cabinet meeting chaired by President Ahmed Mohamed Islam (Ahmed Madobe) in Kismayo, the Council of Ministers said the Federal...

Golaha wasiirrada ee XFS oo ansixiyay heshiiyo Soomaaliya la gaartay saddex dal
Post

Golaha wasiirrada ee XFS oo ansixiyay heshiiyo Soomaaliya la gaartay saddex dal

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa maanta kulankoodi todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxaana kulanka ay uga hadleyn xaalada guud ee dalka. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka 2-aad ee xukuumaadda Jibriil Cabdirashiid, ayaa warbixinno looga dhageystay wasaaradaha amniga, difaaca iyo waxbarashada. Inta uu kulanka socday, golaha ayaa...

Maxey kawada hadleyn madaxweyne Deni iyo safiirka UK ?
Post

Maxey kawada hadleyn madaxweyne Deni iyo safiirka UK ?

Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad Dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Charles King iyo wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Xukuumadda, waxaa looga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada Amniga, Siyaasada iyo horumarinta, arrimaha Puntland waxaa...

Dowladda iyo mucaaradka oo isku raacay in dib loo dhigo banaanbixii maanta ka dhici lahaa Muqdisho
Post

Dowladda iyo mucaaradka oo isku raacay in dib loo dhigo banaanbixii maanta ka dhici lahaa Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Mucaaradka dowladda Soomaaliya, ayaa markale ku dhawaaqay in ay dib u dhigeen banaanbixii ay maanta ku qaban lahayeen magaalada Muqdisho, kaasi oo ay uga soo horjeedeen burburinta dhulka danta guud ee dowladda Soomaaliya ay maalmihii dambe ka fulineeysay Muqdisho. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay...

Qasa iyo Tel Aviv oo laga dabaaldegay markii lagu dhawaaqay wajiga hore ee qorshaha nabadda
Post

Qasa iyo Tel Aviv oo laga dabaaldegay markii lagu dhawaaqay wajiga hore ee qorshaha nabadda

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in ay tahay “Maalin ku weyn Israa’iil” tallabadan ayuu  kaga dhawaaqay baraha bulshada wax yar ka dib markii madaxweyne Trump uu ku dhawaaqay heshiis ku saabsan marxaladda koowaad ee qorshihiisa. Waxaa la filayaa in uu isugu yeero dowladdiisa si uu u ansixiyo heshiiska. Xamaas ayaa ugu baaqday Maraykanka...

Maxey tahay ujeedka uu wasiirka Gaashaandhigga u booqday xarunta Taakuleynta ciidanka xoogga ?
Post

Maxey tahay ujeedka uu wasiirka Gaashaandhigga u booqday xarunta Taakuleynta ciidanka xoogga ?

Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kormeer ku tagay Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Xarunta Villa Baydhabo. Kormeerka ayaa ujeeddadiisu ahayd u kuurgelidda shaqada baaxadda leh ee ay hayaan saraakiisha iyo shaqaalaha taliska, iyo sidii loo xoojin lahaa adeegyada taakuleynta ee lagu taageerayo ciidamada ku sugan furimaha...

Soomaaliya iyo Uganda oo kala saxiixday heshiis ku saabsan xoojinta amniga
Post

Soomaaliya iyo Uganda oo kala saxiixday heshiis ku saabsan xoojinta amniga

Kambala (Raxanreeb Online) Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo ku sugan dalka Uganda, ayaa la saxiixday Wasiirka Amniga Hon. Jim Katugugu Muhwezi iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Uganda Maj. Gen. Kahinda Otafiire, heshiis iskaashi oo ku saabsan amniga iyo arrimaha socdaalka. Heshiiskan, oo la xiriira xoojinta wada-shaqeynta dhinacyada amniga...