Washington ( Raxanreeb Online) Madaxweyne Trump ayaa xalay sheegay in Dimuqraaddiyiinta dalkaas “aysan lahayn hoggaamiye” uu kala xaajoon karo soo afjaridda shaqada dowladda ee istaagtay, isagoo duray hoggaamiyaha sanatarrada laga tirada badan yahay ee Chuck Schumer. “Ma garanayo in Schumer uu awood leeyahay. Waxaan eegaa hoggaankiinna. Ma garanayo cidda aan la hadlo.” Hadalka Trump ayaa...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Dowladda dhexe oo wada qorsho ay maamul cusub ugu dhiseeyso gobolka Gedo
Balad-xaawo ( Raxanreeb Online) Cabdirashiid Janan taliyaha ciidanka hay’adda nabad sugida ee gobolka Gedo, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in dowladda federaalka ay wado qorsho ay maamul cusub oo Jubbaland ah uga dhiseeyso gobolka Gedo. Janan ayaa sheegay in dadaalka qorshan uu meel wanaagsan marayo, isla markaana dowladda federaalka ay ku dooneyso in ay gobolka Gedo...
Dagaalka u dhaxeeya Yahuuda iyo Xamaas oo maanta labo jirsaday
Falastiin ( Raxanreeb Online) Maanta oo kale toddobadii October sanadkii 2023-kii, weerar aan horrey loo arag ayey ku waabariisatay Israa’iil kaas oo ay ku qaadeen gudaha Israa’iil dagaalyahano ka tirsan kooxda hubaysan ee Xamaas. Xamaas ayaa weerarkaas u adeegsatay baldoosarro, mootooyin iyo baarashuut iyagoo ku dhiirraday ciidamada ugu awoodda badan Bariga Dhexe. Weerarkii 7-dii October...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho, iyo Villa Somalia oo ka hadashay shirkii Kismaayo
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, ayaa soo gabe-gabeeyey safarkii uu shalay ku tagay magaalada Kismaayo, halkaasi kulan kula yeeshay hoggaamiyaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe. Wararka hordhac ah ayaa sheegay in natiijo la’aan ay ku soo dhammadeen kulamada ay labada dhinac yesheen, waxaana isku mari wayeen, qodobo la dhinac muhim ah. Axmed...
Kulankii koowaad ee madaxweyne Xasan iyo Axmed Madoobe oo natiijo la’aan ku soo dhammaaday
Kismaayo ( Raxanreeb Online) Kulakii ugu horeeyay ee fool ka fool ah oo ay yeshaan madaxweyne Xasan Sheekh iyo hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa natiijo la’aan ku soo dhammaaday, iyada oo maanta kulan kale ay yeelanayaan labada dhinac. Kulanka qodobada ugu waa weyn waxaa kamid ah in Axmed Madoobe uu ka laabto doorashadii uu ku...
Ra’iisul wasaare Faransiiska oo xilka hayay wax bil ka yar ayaa is casilay
Paris ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Faransiiska, Sébastien Lecornu, ayaa iscasilay saacado un kaddib markii golihiisa wasiirrada la shaaciyay. Qasriga Elysée ayaa ku dhawaaqay arrintaas kaddib kulan saacado qaatay oo uu Lecornu la yeeshay Madaxweynaha Emmanuel Macron subaxnimadii Isniinta. Tallaabadan lama filaanka ah waxay timid kaliya 26 maalmood kaddib magacaabistiisa oo daba socotay markii ay...
Somalia’s President Visits Kismayo as Villa Somalia Statement Fuels Debate Over Federal–State Relations
President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has arrived in Kismayo, the interim capital of the Jubaland State. He was warmly received by Ahmed Mohamed Islam (Ahmed Madobe), the President of the Jubaland State. The presidential delegation was escorted to the State House in Kismayo, where President Hassan Sheikh Mohamud held talks...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wefdi uu hoggaaminayo oo goordhaw gaaray magaalada Kismaayo
Kismaayo ( Raxanreeb Online) Wefdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa goordhaw gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah maamulka Jubbaland. Garoonka diyaaradaha ee Sayid Cabdulle Xasan, waxaa madaxweynaha iyo wefdigiisa ku soo dhoweeyay hoggaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo katirsan Jubbaland. Wefdiga madaxweynaha, waxaa qeyb ka...
Somali Forces Eliminate Seven Al-Shabaab Militants After Attack on NISA Facility
Mogadishu (Raxanreeb Online) — The Somali government has confirmed that its security forces have successfully ended an armed assault by Al-Shabaab militants on the National Intelligence and Security Agency (NISA) detention facility, widely known as Godka Jilacow, in Mogadishu. According to a statement from the Ministry of Internal Security, the attack, which began with a...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ku wajahan magaalada Kismaayo
Kismaayo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda ee maanta uu gaaro magaalada Kismaayo, halkaas oo uu wadahadal kula yeelanayo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe. Waxaa hadda magaalada Kismaayo ka socota qabanqaabada soo dhaweynta Madaxweyne Xasan Sheekh, iyadoo shalay galinkii dambe ay magaaladaas gaareen ilaalada...








