Ukraine ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in Kyiv ay diyaar u tahay inay la kulanto Ruushka lana yeelato wadahadallo xabbad joojin ah. Isaga oo aan si toos ah uga jawaabin martiqaadka Putin ee wadahadallada Istanbul, wuxuu yiri: “Waa calaamad wanaagsan in Ruushku ugu dambeyntii bilaabay inuu tixgeliyo joojinta dagaalka.” Wuxuu intaas...
Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)
Dowladda Soomaaliya oo xayiraadii ka qaaday garoonka diyaaradaha degmada Doolow
Doolow ( Raxanreeb Online) Bayaan kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa dib loogu fasaxay duulimaadyadii tagi jiray degmada Doolow ee gobolka Gedo. Bayaan ayaa lagu sheegay in sababta ka dambeysay xayiraad garoonka degmada Doolow, ay aheyd amni darro awgeed, kaddib markii 23-12-2024 oo diyaarada Halla Airlines 60-AAB, oo duulimaadkeedu ahaa magaalooyinka Muqdisho...
Dabley hubeysan oo dad shacab ah ku dilay deegaan hoostaga degmada Cadalle
Cadalle ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dabley hubeysan oo saakay labo ruux oo shacab ah ku dilay deegaanka Koogaar oo hoostaga degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Labada ruux ee la dilay ayaa la sheegay in mid kamid ah uu ka shaqeeynayay Shirkad Isgaarsiin, halka midka labaad uu asna ka shaqeynayay...
RW Xamsa oo guddi u saaray garab istaaga dadka uu sameeyey Roobka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay guddiga ka kooban wasiiro, maamulka gobolka Banaadir iyo hay’adda Sodma, si ay uga soo warbixiyaan khasaaraha uu geystay roobkii ka da’ay Muqdisho. Guddigan oo uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaare ku-xigeenka labaad Jibriil Cabdirashiid, ayaa kormeer ku tagay qaar kamid ah waddooyinka iyo goobaha...
Maamulka gobolka Banaadir oo war kasoo saaray khasaaraha uu geystay roobkii ka da’ay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa warbixin kasoo saaray xaaladda degdeg ah ee ka dhalatay Roobabka da’ay Caasimadda. “Roobabka mahiigaanka ah ee Xamar iyo agagaarkeeda ka da’ay waxaan xaaladaha ka dhashay ka qaadnay tallaabo kasta oo suuragal ah, Waxaana goordhow soo saari doonnaa warbixin la xariirta...
Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiis la xiriira arrimaha shaqada
Doha ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis shaqo abuur oo la filayo in ay fursad shaqo ay ku helaan 10,000 oo dhallinyaro Soomaaliyeed ah. Dhallinyarada ayaa la sheegay in ay iskugu jiraan kuwa xirfadlayaal ah iyo kuwo aan xirfad laheyn, waxaana heshiiskan uu qeyb ka noqonayaa dhimista shaqo la,aanta ka...
Roob saameeyay isku socodka oo ka da’ay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho, waxaa sacaadihii lasoo dhaafay ka da’ay roob xooggan oo sameeyn ku yeeshay isku socodka wadooyinka muhiimka ah ee magaalada, meelaha uu roobka sameeyay waxaa kamid ah garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho. Qaar kamid ah wadooyinka ayaa waxaa gooyay roobkii xalay ka da’ay magaalada, waxaana wadooyinka qaar ay...
Mareykanka oo kasoo horjeestay go’aankii kasoo baxay shirkii wadatashiga qaranka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dawladda Mareykanka, gaar ahaana Wasaaradda arrimaha dibada qeybteeda qaabilsan Afrika ayaa si xoogan u durtay dhammaan go’aanadii Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dawlad gobaleedyada qaarkood ka soo saareen shirkii Muqdisho. Dawladda Mareykanka ayaa u sheegtay Villa Somalia in loo baahan yahay in go’aanada la xariira arrimaha Faderaalka (Maamulada) iyo doorashooyinka ay tahay...
Soomaaliya iyo Shiinaha oo kawada hadlay arrimo la xiriira kalluumeysiga
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee dowladda Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu, iyo wafdi uu hoggaaminayo. Intii uu socday kulanka labada dhinac waxa ay ka wadda hadleen xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee u dhexeeya...
Faransiiska oo ka hadlay diyaaradii ay soo riday Pakistan
Paris ( Raxanreeb Online) Saraakiil ka tirsan Sirdoonka dalka Faransiiska, ayaa Warbaahinta CNN u xaqiijiyey in dawladda Pakistan soo riday diyaarad ka mid ah diyaaraddaha aadka u qaaliga ah ee Rafale oo uu Faransiisku soo saaro ka dib dagaalkii dhex maray Hindiya iyo Pakistan. Diyaaraddan oo midkiiba qiimeheedu joogo 288 Milyan oo Dollar oo Faransiisku...









