Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Al-Shabab claims attack in Somali capital that killed 3 Emirati troops and 1 Bahraini officer
Post

Al-Shabab claims attack in Somali capital that killed 3 Emirati troops and 1 Bahraini officer

The Al-Qaeda-linked militant group Al-Shabab claimed an attack that killed three Emirati troops and a Bahraini military officer on a training mission at a military base in the Somali capital, authorities said Sunday. The attack Saturday targeted the troops at the General Gordon Military Base in Mogadishu. Details about the attack and whether it killed others remained...

UAE ‘’Sarkaal kale oo dhaawac ahaa ayaa geeriyooday ‘’-WARAR CUSUB.
Post

UAE ‘’Sarkaal kale oo dhaawac ahaa ayaa geeriyooday ‘’-WARAR CUSUB.

Abu Dhabi (Raxanreeb ) Imaaradka carabta waxaa maanta oo Axad ah la geeyay mayd saraakiil tababar siinayay ciidanka Dowladda Soomaaliya kuwaas oo lagu beegsaday xerada Gardon ee magaalada Muqdisho. War  ka soo baxay dowladda Imaaraadka Carabta ayaa lagu sheegay in hada uu dhintay  sargaal kale oo dhaawac kasoo gaaray weerarkii lagu qaaday xerada  Golden ee...

DENI & Diyaano oo dhamaynaya khilaafka muddo dheer soo jiray.
Post

DENI & Diyaano oo dhamaynaya khilaafka muddo dheer soo jiray.

Garoowe (Raxanreeb )  – Madaxwaynaha dib loo doortay ee Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa wada dadaalo uu ku doonayo inuu ku dhameeyo dhamaan khilaafaadyada ka dhashay doorashadiisa. Si gaar ah waxa la sheegayaa inuu doonayo in shir gaar ah Madaxtooyada uu kula qaaday Maxamuud Diyaano oo  in muddo ah uu soo jiray khilaafkooda ilaa iyo...

Nin ka soo goystay AS oo fuliyay weerarkii lagu laayay saraakiishii UAE.
Post

Nin ka soo goystay AS oo fuliyay weerarkii lagu laayay saraakiishii UAE.

Muqdisho (Raxanreeb ) Xog dheeraad ah  ku saabsan  dhacdadii lagu laayay saraakiil Imaraad ah ayaa soo baxaysa waxaana askariga uu ahaa  kuwa ilaaliya amniga xerada Gordon ee Muqdisho. Askariga weerarka fuliyay ayaa lagu Magacaaba  Xasan Maxamed, kaas oo dilay saraakiil sar sare oo imaaraad ah  kuwaas oo tababaro siinayay ciidanka Dowladda Soomaaliya . 2021-kii ayaa...

Dad isku qoys ahaa oo ku geeriyooday hoobiyaal.
Post

Dad isku qoys ahaa oo ku geeriyooday hoobiyaal.

Camara (Raxanreeb )-Warar kala duwan , ayaa ka soo baxaya  khasaaraha ka dhashay hoobiyaal lagu gaaracay degaanka Camaara ee  gobolka Mudug  oo ka mid ah deegaanadii laga saaray Al- Shabaab. Hoobiyaasha ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhaceen goobo ay ku sugnayeen dad shacab ah  kuwaas oo soo gaaray dhimasho iyo dhaawac. Khasaaraha ugu argagaxa...

UAE oo faahfaahiyay saraakiishii lagaga dilay magaalada Muqdisho.
Post

UAE oo faahfaahiyay saraakiishii lagaga dilay magaalada Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) –Wasaaradda Gaashaandhigga Imaaraadka Carabta ayaa shaaca ka qaaday in shahiideen saddex ka mid ah ciidamadeeda qalabka sida iyo askari ka tirsan Ciidanka Difaaca Baxreyn iyo dhaawaca labo kale fal argagixiso oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Imaaraadka ayaa xaqiijiyay in ciidankaas ay u joogeen Soomaaliya waajibaad shaqo oo ah tababarka iyo tayeynta Ciidamada...

Saraakiishii ugu sareeysay imaaraadka ee ku sugnaa xerada Gordon ee Muqdisho oo toogasho lagu dilay.
Post

Saraakiishii ugu sareeysay imaaraadka ee ku sugnaa xerada Gordon ee Muqdisho oo toogasho lagu dilay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxay saraakiil imaaraad ah oo caawa lagu dilay gudaha xerada tababarka Gardoon degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Warar la helay ilaa iyo hadda ayaa sheegaya in labo ka mid ah saraakiisha tababarada ee Imaaraadka Carabta la  dilay . Labo kale oo ka tirsan saraakiisha Imaaraadka Carabta...

Post

Foreign Minister Pandor Of South Africa Claims She Is Being Targeted By Israel Following The ICJ Genocide Case

Monrovia — The South African Minister of International Relations Naledi Pandor said she’s been receiving threats after the country filed a complaint against Israel at the International Court of Justice, The Citizen reported. Pandor requested that the country’s police chief increase her security, after she was targeted on social media, Pandor told journalists at the...

‘’MW Xasan Sheekh Talada dhulka dhig – ha isku koobin ‘’.
Post

‘’MW Xasan Sheekh Talada dhulka dhig – ha isku koobin ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb) Warqad furan oo ay qoreen Madaxweynihii hore Shariif Sh. Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo Wasiir hore Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur oo ahaa saaxibadii Madaxweyne Xasan Sheekh ay iskala tirsanaayeen Midowgii Musharaxiinta ayay ugu jeediyeen talooyin  dhawr ah. Dhinacyadan ayaa ugu baaqay madaxweyne Xassan Sheekh in uu talada dhulka dhigo oo uu...

Wasiir ka tirsan Puntland   oo ilkaha hore laga jabiyay.
Post

Wasiir ka tirsan Puntland   oo ilkaha hore laga jabiyay.

Xarfo (Raxanreeb ) Sida ay sheegayaan wararka laga helayo degmada Xarfo ee gobolka Mudug weerar  dhagaxaan ah ayaa lagu qaaday wasiir ku xigeena arrimaha gudaha Puntland oo  halkaas howlo shaqo ah u joogay. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland, Maxamed Musaadaq Sooma-jeeste  ayaa u joogay degmada Xarfo ee Mudug dhismaha Golaha deegaanka. Maxamed ayaa lagu...