Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Cabdiraxman Cabdishakuur ‘’ Dowladda musuq ayaa ragaadiyay ‘’.
Post

Cabdiraxman Cabdishakuur ‘’ Dowladda musuq ayaa ragaadiyay ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb )-Maanta-da Luulyo guud ahaan dalka waxaa laga xusayaa maalinta xoriyadda & israacii gobolada koonfur & Waqooyi ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Isaga oo ka hadlayay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur xaaladda dalka oo uu ku soo aadiyay xuska 64-sanno guuradii ka soo wareegatay xoriyadda ayuu dhaliilay dowladda Soomaaliya. “Hoggaan kasta ee siyaasadeed ee iska dhega tira cabashada...

Post

Somalia Independence Day, Qatar ties celebrated

Somalia’s 64th Independence Day and 50th anniversary of the establishment of diplomatic relations with Qatar were celebrated Sunday at a reception in Doha, hosted by the embassy of Somalia. Ambassador Dr Mohamed Ahmed Sheikh Ali was joined by Qatar’s Minister of State for Foreign Affairs and Cabinet Member HE Sultan bin Saad al-Muraikhi, Ministry of...

SOOYAAL : 64 sano ka dib xoriyadda:  Sidee ayay  ku timid 1-da Luulyo.
Post

SOOYAAL : 64 sano ka dib xoriyadda:  Sidee ayay  ku timid 1-da Luulyo.

Muqdisho (Raxanreeb )- Bishan Juun waa xilliga xuriyadda waxaana Soomaali badan laga dareemaa u diyaargarowga xuska 26-ka Juun iyo kowda luuliyo. Waxaan idiin soo gudbin doonnaa warbixinno la xiriira xuriyadda oo 64 sano laga joogo. Waxay ahayd 1960-kii. Maanta waa 1da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro...

Maxaa maanta ka socda magaalada Beledwayne ? –XOG DHEERAAD AH.
Post

Maxaa maanta ka socda magaalada Beledwayne ? –XOG DHEERAAD AH.

Beledwayne (Raxanreeb )- Maanta oo Isniin ah waxaa degan xaalada magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ka dib qarax khasaare gaystay oo ka dhacay magaaladaas. lix qof oo ay ku jiraan askar militariga Soomaaliya ka mid ah ayaa lagu dilay qarax shalay ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan halka ugu yaraan 10 kalena ay ku...

FADEEXO :  Safiirka Soomaaliya ee Liibiya oo dhaleeceeyn la kulmay.
Post

FADEEXO :  Safiirka Soomaaliya ee Liibiya oo dhaleeceeyn la kulmay.

Tripoli  (Raxanreeb )- Safiirka Soomaaliya u fadhiya Tripoli  oo xiran dharka dhaqanka dalka Liibiya aya dhaliyay hadal hayn badan oo la xiriirta jabinta xeerka dhaqanka Soomaalida. Talaabada uu qaaday safiirka la magacaabay ayaa loo arkay mid gaf ku ah dhaqanka Suubaan ee Soomaalida bedelkii uu xiran lahaa dhaqanka dhaqanka Libiya ay haboonayd inuu xirto kan...

BACAHA : Ganacstada Muqdisho oo doonaya in bacaha la mamnuucay  soo dejiyaan.
Post

BACAHA : Ganacstada Muqdisho oo doonaya in bacaha la mamnuucay  soo dejiyaan.

Muqdisho (Raxanreeb ) –  Mudadii loo qabtay  ganacsatada magaalada muqdisho ee soo dejinta bacaha halmar la isticmaalo ayaa dhamaaatay waxaana wali socda ka ganacsigeeda iyo soo dejinteeda. War ka soo baxay wasaaradda deegaanka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in muddo kale oo dheeraad ah lagu daray ka dib dalab ka yimid  ganacsatada caasimadda HALKAAN ka akhriso...

Islambad : Qaxooti badan oo laga tarxiilay dalka Pakistaan.
Post

Islambad : Qaxooti badan oo laga tarxiilay dalka Pakistaan.

Islambad (Raxanreeb ) –Pakistan ayaa  dalkeeda ka saaraysa qaxooti badan oo  inta badan ka soo  jeeda dalka Afganistan sida ay baahiyeen warbaahinta dalkaas . Wajiga labaad  ee daabulida qaxoootiga ayaa lagu wadaa in ay bilowdo Pakistan qorshahaas ayaa muran badan dhaliyay Mas’uuliyiinta Pakistan ayaa qorshaynaya inay dalka ka saaraan in ka badan 800,000 oo Afgaanistaan...

PUNTLAND : Imaaraadka oo si buuxda ula wareegay dekadda Garacad.
Post

PUNTLAND : Imaaraadka oo si buuxda ula wareegay dekadda Garacad.

Garoowe (Raxanreeb ) –Imaaraadka Carabta ayaa la wareegaya Dekedda ay Soomaalidu maalgashatay ee Garacad, sida ay xaqiijisay Shirkadda Wadaagsan ee gacanta ku haysa dekedda oo tilmaantay in ay wada-hadal kula jirto shirkad laga lee yahay dalka Imaaraadka, oo raadinaysaa maalgelinta dekedda. Guddoomiyaha shirkadda Wadaagsan Warsame Axmed Shiddo oo hadal kooban warbaahinta siiyay ayaa sheegay: “Waxaa...