Muqdisho (Raxanreeb ) – Mudadii loo qabtay ganacsatada magaalada muqdisho ee soo dejinta bacaha halmar la isticmaalo ayaa dhamaaatay waxaana wali socda ka ganacsigeeda iyo soo dejinteeda.
War ka soo baxay wasaaradda deegaanka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in muddo kale oo dheeraad ah lagu daray ka dib dalab ka yimid ganacsatada caasimadda
HALKAAN ka akhriso warka wasaaradda.
Leave a Reply