Muqdisho (Raxanreeb ) Ka dib markii maalin ka hor ku dhawaad 22 caruur ah ay ku dhinteen waxyaabaha qarxa oo ay ku cayaarayeen gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxaa arintaas ka hadlay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan caruurta ee UNICEF. UNICEF ayaa sheegtay inay aad uga naxday maqalka warkaas, maadaama in ka badan 20 carruur ah...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
‘’Catriona Laing Puntland waan ku bogaadinaynaa doorashadii ay qabteen ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Wakiil gaar ah ee xoghayahaa Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Marwo Catriona Laing ayaa maanta oo Sabti ah booqasho ku tegtey Puntland, gaar ahaan magaalada Garoowe. Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash ayaa marwo Catriona Laing ku qaabilay xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Wakiilka Xogyahaya Qaramada Arrimaha...
Booliska oo soo bandhigay khasaaraha weerarkii Xeebta Liido
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Booliiska Soomalaiyeed ayaa war ka soo saartay khasaaraha ka dhashay weerarkii lagu qaaday dhismaha maqaayadda Pearl Beach ee ee degmada Cabdicasiis, kaas oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qoraal lagu baahiyay warbaahinta dowladda ayaa lagu sheegay in weerarkaas ay ku geeriyeedeen 6 ruux, halka sidoo kale ay ku dhaawacmeen...
Somalia hotel siege: At least 12 die in al-Shabab attack, police
Muqdisho- Raxanreeb –Security forces in Somalia have ended more than a seven-hour battle to regain control of a beachside hotel seized by al Shabab militants in the capital, Mogadishu, on Friday midnight, state media reported Saturday. At least 12 people were killed during the siege, four civilians, two security forces and seven attackers from al...
Sidee Al- Shabaab uga hadashay weerarkii Xeebta Liido ee Muqdisho ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Kooxda Al- Shabaab ayaa war ka soo saartay weerar badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay kooxda Al-shabaab ayaa lagu sheegay in dagaalamayaasha kooxda ay weerareen goob ay ku caween jireen masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya Kooxda Al- Shabaab...
Dowladda Uganda oo digniin u dirtay ciidankeeda jooga Soomaaliya
Kampala (Raxanreeb ) Dowladda Uganda ayaa u sheegtay ciidankeeda ku sugan Soomaaliya looga baahan yahay in la yimadaan farsamo cusub oo ay ku jabinayaan kooxda Al- Shabaab maalmo uun ka dib markii weerar lagu qaaday xarunta Ciidanka Uganda ee Buulamareer. La taliye sare oo mid ah xafiiska Madaxwaynaha Uganda ayaa warbaahinta dalkaas u sheegay in...
DFS ”Waa soo afjarnay weerarkii Al- Shabaab ay ku qaadeen Liido ”
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in lagu guuleystay soo afjaridda weerarkii lagu qaaday magaayadda Pearl Beach ee degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir oo ay weerareen dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab. Sidoo kale dowladdu waxa ay sheegtay in la soo badbaadiyay shacab badan oo ku go’doomay gudaha maqaayadda intii uu socday howlgalka samatabixinta...
2000 oo ATMIS oo June dalka laga saarayo
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay bilaaban doonto qorshaha ciidanka ATMIS ay uga baxayaan dalka. Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi loo bilaabayo sidii ciidanka Soomaaliya amniga ay ula wareegi lahaayeen . Wasaaradda ayaa shaacisay in 2000 oo kamid ah ciidamada ATMIS ee ku sugan gudaha dalka, laga...
Caanood ” Dowladda way ka waysay garab istaag kooxaha deegaanka si howlgalada u socdaan “
Muqdisho ( Raxanreeb ) Markii uu soo baxay in khilaaf jira uu u hakaday dagaalka ka dhanka ah Al- Shabaab ee Dowladda ay wado ayaa waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan hakadk ku yimid howlgalka. Afhayeen u hadlay Ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in dagaalka Al- Shabaab iyo dadka deegaanka uu khasaare...
Shirka wasiiradda oo lagu ansixiyay jiheynta hannaanka doorashooyinka
Muqdisho (Raxanreeb ) Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu shir guddoominayey ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyay Jiheynta Hannaanka Doorashooyinka dalka, dib-u-eegista ku talagalka Miisaaniyadda Dowladda 2023. Golaha wasiiradda ayaa sidoo kale ansixiyey magacaabista Maamulka Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha iyo magacaabista maamulka Hey’adda Qaxoootiga iyo Barakacayaasha Qaranka. Afhayeenka Xukuumadda Mudane...








